Dowladda Maraykanka ayaa ka hadashay doorashooyinka Soomaaliya, furitaanka Kalfadhigii Kowaad ee ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale hannaanka hadda loo wajahayo doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliya. War-saxaafadeed uu soo saarey kaaliyaha…