1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM: Xoolo Ayaan Ku Dilney Baraawe Afhayeenka AMISOM Joe Kibet ayaa waxaa uu sheegey in ciidamadooda ay dileen ilaa 25-Neef oo Geel ah 4-kalana ay dhaawaceen, xili uu socday dagaal ay kula jireen xarakada Al-shabaab. Joe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintey Qarax Ka Dhacay Muqdishu Ugu yaraan 2 qof ayaa Ku dhimatey qarax fiidkii ka dhacay xaafadda Tarabuuka ee Magaalada Muqdisho. Qaraxn oo ka dhashay bam dhulka ah ayaa waxaan lala beegsadey goob lagu qaxweeyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiinta Madaxtinnimada Oo Lacag Ugu Yaboohey Abaaraha Dalka Ka Jira Shir ilaa 12 murashax madaxtinnimo isugu yimaadeen oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa looga hadley arrimo badan ay ka mid yihiin, midnimo dhex-marta murashaxiinta madaxtinnimada, in la taageero dadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Boolis Iyo Nabad Sugid Ah Oo Tabobar Loogu Soo Xirey B/weyne Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa maanta oo Sabti ah waxa uu magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Tabobar ugu soo xiray 100 askari oo isugu jira Nabad sugidda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaro Ku Xiren Maraykanka Oo Cabasho Ka Ah Safaaradda Soomaaliya Ee Dalkaasi Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran dalka Maraynkanka ayaa cabasho waxay ka yihiin safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi, kadib markii ay sheegeen in la doonayo si qasab ah in dalka loogu soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka: %57 ka Tirsan Codbixiyeyaasha Somaliland oo ay Abaaruhu Si Xoog leh Usaameeyeen Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax) oo ah Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay in guddiga doorashooyinku u sheegeen in %57abaar ba’ani hayso…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baraawe: AMISOM Waan Kala Hadleynaa Dadkii Ay Shalay Ku Dileen Duleedka Degmada Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in taliska AMISOM ee degmadaasi kala hadli doonaan dhacdo shalay ay ciidamo ka tirsan taliskaasi ku dileen Labo wiil oo walaalo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Gen. Qaalib oo Dib u Dhaca Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland Ku Eedeeyay Hannaanka Doorashooyinka Dadban Guddoomiyaha guddiga qabanqaabada doorashooyinka aqalka sare ee beelaha waqooye Gen. Jaamac Maxamed Qaalib ayaa ku eedeeyay dib u dhaca doorashooyinka aqalka sare Hannaanka doorashooyinka Dadban ee dalka. Guddoomiye Jaamac oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 494 Soomaali Oo Ka Carartey Dalka Switzerland Waxaada socdaalka iyo jinsiyadaha ee dalka Switzerland ayaa shaaca ka qaaddey in la la yahay 494 qof oo qaxooti Soomaaliyeed ah, kuwaasi oo la sheegay iney dalkaasi ka carareen, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle Oo Baaq u Direy Shacabka Hiiraan Iyo Sh/dhexe Maamulka Hirshabelle ayaa baaq ku aadan isku gurmashada abaaraha iyo wada qeybsiga daaqa waxa uu u direy shacabka ku dhaqan guud ahaan deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo ee Hiiraan iyo…