1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Uur Leh Oo Nin Horey U Qabey Uu Ku Diley Shabeellaha Dhexe Liibaan Xassan Barow ayaa waxaa uu diley haweeneyda Saafi Faarax Qaasim oo ah xaas uu horey u qabey balse hadda u dhaxda nin kale, dhacdada waxaa ay ka dhacdey Garas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Sunna: 65 Xildhibaan Oo Maanta Dooranaya Guddoonka Baarlamaanka Maamulka Maamulka Ahlu-Sunna oo ka taliya magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ay soo xuleen ilaa 65 Xildhibaan, kuwaas oo maanta lagu wado iney doortaan guddoomiyaha baarlamaanka maamulka iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsan Puntland oo Difaacay Kaalintooda Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Maxamuud Faarax oo ka tirsan baarlamaanka Puntland ayaa si adag u difaacay xildhibaannada maamulkooda oo uu sheegay in ay ka qeybqaateen gurmadka abaaraha ee deegannada Puntland. Maxamuud Faarax Warsame…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump oo Wiil uu Soddog u yahy u Magacaabay La Taliyihiisa Aqalka Cad Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa wiil uu soddog u yahy oo la yiraahdo Jared Kushner u magacaabay la taliyayaashiisa sare ee aqalka cad ee Mareykanka. Jared Kushner…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Booliiska Oo Burburiyay Goobo Lagu Ganacsado Maamulka Baydhabo ee Koofur Galbeed ayaa burburiyay goobo ay ku ganacsadaan ganacsatada yaryar ee magaalada Baydhabo, iyaggoo u sababeeyay iney ku ganacsadaan goobo aan sharci aheyn. Booliiska oo fuliyay howsha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Ivory Coast oo Xilka Ka Qaaday Saraakiil Sarsare oo Ka Tirsan Ciidamada Milatariga iyo Booliska War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Ivory Coast “Alassane Ouattara” ayaa xilka looga xayuubiyay saraakiil sarsare oo ka tirsan ciidanka Milatariga, Booliska, kadib markii gadood ay sameeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ronaldo Oo Markii 4aad Noqdey Ciyaar-yahanka Ugu Fiican Dunida Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaalmarinta FIFA ee ciyaar-yahankii ugu wanaagsanaa 2016-kii. Ronaldo oo la filayey guushiisa waxaa uu ka adkaadey Xiddiga kala ah: Lionel Messi iyo Griezmann oo u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waalidiin Ilmahoodu Ku Xiran yihiin Mareykanka oo Codsanaya in Lasii Daayo Waalidiin ilma ay dhaleen in muddo ah ay ku xiran yihiin dalka Mareykanka ayaa dowladda Soomaaliya iyo Mareykankaba ka codsanaya in ilmahadooda loo sii daayo. Waalidiin iyo qaraabo kala duwan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle: Baladweyne Iyo Matabaan Oo Maamullo Cusub Loo Sameeystay Maamulka Hirshabeelle ayaa isbadal cusub ku sameeyay qaar ka tirsan maamul-ka degmooyinka gobolka iyadoo maamul cusub loo magacaabey magaalada Baladweyn oo xarun u ah gobolka Hiiraan. Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdulah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 101 Tahriibayaal Soomaali Ah Oo Lagu Xiray Suudaan, Lagana Yaabo In La Keeno Soomaaliya 101 tahriibayaal Soomaali ah iyo dad kale oo u dhashay waddamada Itoobiya iyo Djabuti ayaa lagu qabtey gudaha dalka Suudaan, sida ay sheegeyso safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan. Fiidow Maxamud…