3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Taariikhda Guddoonka Golaha Shacabka Federaalka Ah(Jawaari, Muudey Iyo Cawad) Oo Dhameystiran Waxaa la soo gabagabeeyay doorashada guddoonka baarlamaanka federaalka ah, waxaana ku guuleystay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo noqdey guddoomiyaha golaha shacabka, Cabdiweli Ibrahim Sheekh oo ku soo baxay guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mahad Cabdalla Cawad Oo Mar Kale Noqdey Guddoomiye Ku-Xigeenka 2aad Ee Golaha Shacabka Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay tirinta codadka doorashada guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee golaha shacabka, waxaa ku guuleystay Mahad cabdalla Cawad oo noqdey guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya, waana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Sheekh Ibrahim Muudeey Oo Noqdey Guddoomiye Ku-Xigeenka 1aad Ee Golaha Shacabka Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay tirinta codadka doorashada guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka, waxaa ku guuleystay Cabdiweli Sheekh Ibrahim Muudeey oo noqdey guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tartanka Guddoomiye Ku-xigeennada Golaha Shacabka Oo Wareegga 3aad La Aadey Waxaa hadda lagu dhaqaaqey natiijada rasmiga ah ee wareegga koowaad ee doorashada guddoomiye ku-xigeennada golaha shacabka. Guddoomiye ku-xgeenka koowaad waxaa isku soo haray labo murashax oo kala ah: Xildhibaan Faarax…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Cusub Ee Gobolka Galgaduud Oo Ballan Qaaday Wax Ka Qabashada Ammaanka Gobolkaasi Guddoomiyaha cusub ee gobolka Galgaduud ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News kaga halday arrimaha kaga qorsheysan gobolkaasi. Maxamed Cali Cilmi ayaa sheegay in abaaro adag ay ka jiraan gobolka Galgaduud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad Iyo 2aad Ee Golaha Shacabka Oo Maanta Dhaceysa Waxaa saaka tartan adag loo galayaa guddoomiye ku-xigeennada 1aad iyo 2aad ee golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, sida caadada u ah dowladda federaalka ah waxaa waddooyinka laga xirey ardeyda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Ka Hadlay Saldhig Milatari oo Dowladda Emaratku ay Ka Codsatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliand Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay jiritaanka saldhig milatari oo ay dowladda Emaratku ka codsatay Somaliland. Dr.Sacad Cali oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Jawaari oo Mar kale Ku Guuleystay Afhayeenka Golaha Shacabka Ee Soomaaliya Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa mar kale loo doortay afhayeenka aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib doorasho maanta ka dhacday Golaha Shacabka. Baarlamaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sool: Maamulka Iyo Guddiga Abaaraha Oo Ka Hadlaya Heerka Abaaraha Iyadoo ay sii adkaanayso xaalada abareed ee ka jira gobolka Sool ayaa gudiga abaaraha Iyo Badha-saabka gobolka Sool Cabdi khayre Dirir ayaa baaq-qaylo dhaan ah u diray maamulka Somaliland inay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Axsaabta Siyaasadda Somaliland oo Ka wadahadlay Abaaraha iyo Doorashooyinka Guddoomiyeyaasha axsaabta siyaasadda Somaliland ee Kulmiye, Waddani, oo shir ku yeeshay Hargeysa Talaadadii, ayaa ka wadahadlay xaaladda abaaraha iyo doorashooyinka oo muddo gaaban ay ka harsan tahay. Kulanka oo ay…