1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faarax Macallim: Kenya Waxaa Ay Soomaaliya U Gashay Damac Ay Ka Leedahay Kheyraadkeeda Faarax Macalim oo ah siyaasi Kenyaan ah, horeyna guddoomiye ku-xigeenka baarlamaanka Kenya ayaa hadal dheer oo si qarsoodi ah looga duubey ka Hadley arrimo badan oo gobolka Waqooyi beri iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koobka Qaramada Qaaradda Afrika ee Kubadda Cagta 2017 oo Ka Furmay Dalka Gabon Sabtidii waxaa dalka Gabon ka furmay koobkii kubadda cagta ee Qaramada Qaaradda Afrika ee 2017 oo ku furmay kulan ay iskaga hor yimaaddeen dalka martigeliyaha ah ee Gabon oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiinta Madaxweynnimada Oo Jawaari Iyo Beesha Caalamka Kala Hadley Hufnaanta Doorashada Madaxweynimada. Siyaasiyiinta u taagan qabashada xilka madaxweynennimada Soomaaliya ayaa sabtidii waxaa ay la kulmeen guddoomiyaha Golaha shacabka Sooomaaliyeed iyo qaar ka tirsan wakiillada beesha caalamka ee Soomaaliya. Xubnaha ka socday Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamijka Gurmadka Abaaraha Oo Goordhaw Ka Bilaabanaya Goobjoog Goobjoog Media Group waxaa ay goordhaw bilaabeysaa barnaamijka Gurmadka abaaraha, waxaana barnaamijka marti ku ah: Guddiga gargaarka abaaraha oo ka kooban dowladda, Culimada Soomaaliyeed iyo bulshada rayidka. Hadaba, Dhammaan Ganacsatada,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Pro: Caalim “Hoggaan Caadil Ah Baa La Rabaa” Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Nuur(Caalim) oo ah falanqeeye siyaasadda Soomaaliya iyo Afrika ayaa ka hadlay xaaladda uu dalka ku jiro iyo diyaargarowga loogu jiro doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Iyadoo dhowaan la doonayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Daad: Abaarta Puntland Way Ka Sii Dartay Abaaraha ka jira degaannada Puntland oo weli dhibaato ku haya dadka iyo duunyada ku dhaqan degaanno badan. Sheekh Axmed Yuusuf Daad oo kamid ah guddiga abaaraha ee Puntland ayaa caawa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Sare Ee Golbollada Waqooyi Oo U Xayiran Kuraas La Isku-heysto Guddiga Qabanqaabada Doorashooyinka Aqalka Sare ee Somaliland ayaa ka hadlay qabsoomi la’aanta dhameystirka doorashada xubnaha aqalka sare ee matalaya Somaliand. Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka aqalka sare ee xubnaha matalaya Somaliand Gen.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Xisbiga Waddani ” Duruufta Jirtaa Maaha Mid Doorasho Suurtogelineysa” Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Xirsi Xaaji Aadan ayaa sheegay in duruufta abaaraha ee ka jira Somaliland aaney ahayn mid suurogelinaysa in doorasho ka dhacdo maamulkaas. Xirsi oo hadalkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Goobo Hor Leh Oo Loo Diyaariyey Qaxootiga Kasoo Laabanayaa Kenya Maamulka Jubbaland iyo Guddiga Dib u Dajinta qaxootiga ka soo laabanaya Kenya ayaa sheegay in ay diyaariyeen Goobo hor leh oo dadkaasi la dajiyo. Guddomiye ku xigeeenka guddiga qaxootiga iyo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaladda Abaarta oo Mareysa Meel Adag, Gobollo kala Duwan oo Soomaaliya ah Gobollo farabadan oo ka tirsan deegaannada Dalka ayaa waxaa ka jira abaaro aad u xooggan oo dalka iyo duunyadiiba saameeyeyay, hadaba waxaan warbixin idiinka diyaarinnay xaaladda abaaraha ee heerka ay…