1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Dagaal Ceel-Waaq Ku Dhex-maray Ciidamada Kenya Iyo Al-shabaab Dagaal u dhaxeeya ciidamada Kenya iyo Al-shabaab ayaa ka socda tuulada Laan-qurac ee u dhaw deegaanka Dhamase ee degmada Ceel-waaq. Gawaari ciidamada Kenya ay leeyihiin oo ka timid Dhamase kuna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Wasiir Cukuse”Maxaa Inoo diidaya Inaan Dowladda Emaratka u Ogolaanno Saldhig Milatari” Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha Somaliland Cabdullaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa si aad ah u naqdiyay aragtida dadka diiddan in dalka Emaratka Carabta loo ogolaado saldhig milatari . Wasiir Cukuse oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxbuus Lagu Dhex Diley Saldhigga Degmada Maxaas Wararka ka imaanaya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in saakay nin maxbuus ah lagu dhex diley saldhigga degmadaasi. Ninkaan la dilay ayaa ku eedeysnaa Al-shabaab-nimo, waxaana la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Xisbiyada Siyaasadda Somaliland oo Loogu Baaqay iney Ka Fogaadaan Qabyaaladda La Taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee dhinaca doorashada Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdilaahi Jawaan), ayaa madaxda axsaabta siyaasadda Somaliland kula taliyay iney ka fogaadaan qabyaaladda oo ay dadku ka qabaan xasaasiyad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Ciidanka Dowladda Oo Arday Ku Dhaawacay Degmada Dayniile Askari la sheegay inuu ka tirsan yahay ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxa uu rasaas ku furay gaari ay saarnaayeen arday, kaas oo ku sugnaa xaafadda Oodweyne ee degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UNHCR: 39,316 qof Oo Qaxooti Soomaali Ah Ayaan Dib Ugu Celinay Dalkooda Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR ayaa shaacisay tirada qaxootiga Soomaaliyeed ee ay ku caawisey in si iskood ah ay dalka dib ugu soo laabtaan tan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Diinsoor Oo Sheegay Iney Dileen Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka degmada Diinsoor ee gobolka Baay ayaa sheegay in howlgl ay si wadajir ah u sameeyeen ciidamada dowldda Federaalka Soomaaliya, kuwa Koonfur Galbeed iyo AMISOM ay ku dileen dagaalyahanno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Amniga Oo Ka Dhacay B/weyne Kulan looga hadlayey amniga guud ee magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayna wada yeesheen guddoomiyaha cusub ee maamulka magaaladaasi Maxamed Ibraahim Food Cadde, laamaha amniga iyo guddoomiye waaxeedyada B/weyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir Oo Ka Qeybqaadanaya Gurmadka Abaaraha Dalka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in isaga iyo shaqaalaha Dowladda Hoose oo is kaashanaya ay diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada gurmad loo fidiyo …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump oo Ujawaabay Xildhibaan Ku Tilmaamay Madaxweyne aan Sharci ahayn Madaxweynaha Mareykanka ayaa si aad si adag ugu jawaabay xildhibaan ka tirsan Congress-ka Mareykanka ee John Lewis oo uu ku tilmaamay madaxweyne aan sharci ahayn. Madaxweyne Dornald Trump ayaa xildhibaanka…