1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masar: Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Weerar Lagu Qaaday Bar Contarol Waxaa dhintay sideed(8) ka mida ciidamada Boliska waddanka Masar saddex(3) kalana waxaa soo gaaray dhaawac markii kooxo hubeysan ay weerar ay ku qaadeen bar control ay ku sugnaayeen ciidamada Masar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan Oo Kaalin Ka Qaadanaya Daminta Xiisad Beeleed Kasoo Cusboonaatey Gobolkaasi Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in kaalin ay ka qaadanayaan xalinta xiisad beeleed kasoo cusboonaatey deegaanno ku dhow degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Guddoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha bulshada maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Burundi Oo Sheegtay Inay Bilowday In Ciidankeeda Kala Baxdo Soomaaliya Dowladda Burundi ayaa sheegtay in maanta oo Isniin ah ay bilowday hannaanka ay ciidamadeeda qeybta ka ah howlgalka AMISOM ugala baxayso Soomaaliya, kadib markii ay waayeen mushaarkii ay ka heli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Balanqaadey Wax Ka Qabashada Abaarta K/galbeed Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa balanqaadey wax ka qabashada abaarta ka jirta gobollada Koonfur Galbeed. Shariif Xasan ayaa booqasho maanta oo Isniin ahayd ku tagey xeryo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Askari Oo Lagu Dilay Boosaaso Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in rag ku hubeysan Bistoolado ay gabal dhacii maanta magaaladaasi ku dileen Labo askari oo ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Qof Oo Ku Geeriyootey Dab Ka Kacay Hoygooda, Deegaanka Bandiiradley Ee Mudug Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dab xalay saq dhexe qabsaday hoy ku yaalla deegaanka Bandiiradley ee gobolka Mudug, kaasi oo ay deganaayeen qoys ka kooban 8 ruux. Inta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Maanta Xukun Ku Riddey Lix Ruux Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun gaaraya min 10 sano ku ridday eedeeysanayaal lagu eedeeyay in ay yihiin burcad hubeysan oo dadka kunool Muqdisho dhac u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Xarunta Farsamada Gacanta Oo La Dhagax Dhigey Muddo dhowr iyo Labaatan Sano ah kadib waxaa maanta la dhagax dhigay xarun lagu baran doono farsamadda gacanta, waxaana munaasabadda dhagax dhiggan ka qeybgalay mas’uuliyiin uu kamid yahay guddoomiyaha gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Madaxweyne Gaas Oo La Dhaliilay Xildhibaan Nuuradiin Cabdirashiid Cali oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Puntland ayaa dhaliil u jeediyey xukuumadda madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Waxa uu sheegay xildhibaanka in deegaannada Puntland ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Labo Qof Oo Is Dishey Kadib Markii Ay Ku Cayrtoobeen Abaaraha Deegaannada Puntland ayaa lagu soo waramayaa in ay isku dilaan Labo qof oo la sheegay in ay is madax mareen kadib markii ay ku xoolo beeleyn abaarta baahsan ee dalka…