1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaan Ka Tirsan Sh/hoose Deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaa ka dhacay Dagaal saacado qaatay, kaasi oo u dhaxeeyey ciidamada dowladda Federaalka oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Xarakada Al-shabaab oo dhinac…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Qiratey In Kolonyadooda Ay Jiireen Gaari Shacab Ah, Duleedka Muqdisho Taliska AMISOM ayaa qortey in kolonyadooda ay 15-kii bishan jiireen gaari shacab saarnaayeen ku jiireen deegaanka Calamada ee duleedka magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed kasoo baxayAMISOM ayaa lagu sheegay in falkaasi ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Axsaabta Siyaasadda Somaliland oo Go’aan Mideysan Ka Qaatay Arrimaha Doorashooyinka Axsaabta siyaasadda Somaliland ee Kulmiye, Waddani iyo Ucid oo maanta kulan la qaatay guddiga doorashooyinka maamulka ayaa go’aan midaysan ka soo saaray doorashooyinka loo ballansan yahay March 2017. Xisbiyada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Xubnood oo Ka Mid Noqonaya Aqalka Hoose ee BFS oo Muqdisho Lagu Doortay Doorasho maanta ka dhacday xarunta guddiga doorashooyinka dadban ee Muqdisho ayaa waxaa ku soo baxay 2 ruux oo ka mid noqonaya Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya. Biibi Khaliif Maxamed iyo Lutfi Shariif…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ninkii Ugu Dambeeyay ee Dayaxa Dushiisa Ku Socda oo Geeriyooday Hay’adda NASA ee hawada sare ee Mareykanka ayaa sheegtay inuu geeriyooday cirbixiyeenkii hore ee Eugene Cernan oo noqday cirbixiyeenkii ugu dambeeyay ee Dayax ku dul socda. Cirbixiyeenkan ayaa geeriyooday Isniintii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Aqalka Hoose ee BFS oo Muqdisho Ka Socota 2 kursi oo ka mid ah kuraasta aqalka hoose ee Baaralmaanka Federaalka Soomaaliya ee beelaha Banaadiriga ayaa maanta lagu dooranayaa magaalada Muqdisho. Waxaa hadda ka socota xarunta doorashada ee Muqdisho…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobada Heshiis ay Wada Galeen Kulmiye iyo New Ucid oo Saxaafadda loosoo Bandhigay Xisbiga Kulmiye iyo garb ka tirsanaa xisbiga mucaaradka ah ee Ucid oo wadahadal uu uga socday magaalada Hargeysa ayaa soo bandhigay qodobbo ay labada dhinac ku heshiiyeen oo ay isla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Kasoo Barakacay Abaaraha K/galbeed Oo Soo Gaarey Duleedka Muqdisho Guddiga dib u dejinta barakacayaasha ee Koonfur Galbeed ayaa sheegay in deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ay soo gaareen qoysas badan oo kasoo barakacay abaaraha dalka ka jira.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka B/weyne Oo Ku Baaqay In Lasoo Afjaro Colaadaha Ka Jira Hiiraan Maamulka magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku baaqay in lasoo afjaro colaado ka jira deegaanno kamid ah gobolkaasi, xilli aano qabiil darteed gobolka Hiiraan loogu diley Saddex qof.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Dooneysa CiidamoDheeraad Ah Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna guddoomiyaha AMISOM Francisco Madeira ayaa sheegay iney u baahan yihiin ciidamo dheeraad ah oo Soomaaliya ka howlgala. Madeira ayaa sheegay…