1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Guddiga Ammaanka AU oo Burundi Kala Hadlaya Ciidamda Ay Kala Baxayaan Soomaaliya Guddoomiyaha guddiga Nabadda iyo Ammaanka Afrika, Smail Chergui, ayaa Arbacadii Shalay bilaabay booqasho qaadaneysa muddo Labo cisho oo uu ku gaaray dalka Burundi, iyadoo ay jirto in dowladdaas ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad u Dhaxeysa Labo Beel Oo Laga Soo Sheegayo Gobolka Sool Deegaanka Qoriley ee Bariga gobolka Sool ayaa laga soo sheegayaa iney ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa beello deegaankaasi ku wada sugan. Wariye Madax banaan oo lagu magacaabo Khadar Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Labada Aqal Oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Abaaraha Dalka Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka maamulka Puntland Xuseen Yuusuf ayaa baaq u direy xilddhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, taasi oo ku wajahan abaaraha guud ee dalka ka jira. Waxa uu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: 145 Qoys Oo Beeraley Isku Badaley Kadib Markii ay La’deen Xoolahoodii Ku dhowaad ilaa 145 qoys oo ka soo jeeda qoysas xoolo dhaqato reer guuraa oo xoolahoodii intii badneyd ay ku dhaafeen abaarta ayaa dhowaan waxay ku kala ku biireen Beeraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senegal Oo Ciidamo Geysay Xaduudka Wadanka Gambia Si Cadaadis Loosaaro Madaxweyne Yahye Jammeh Ciidamada Dowladda Senegal ayaa sheegay in milatariga dowladaha galbeedka ay tallaabo ka qaadayaan Gambia haddii madaxweynaha Gambia uu waqtigiisu dhamaaday uusan aqbalin inuu wareejiyo xukunka, madaxweyne Yahye Jammeh ayaa dhaliilsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Iyo Wafdi Jarmal Ah Oo Ku Kulmay Kismaayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta oo Arbaco ah waxa uu magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose kula kulmay wafdi ka socday dowladda Jarmalka oo ay hoggaamineysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xsan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxa uu warqadaha safiirnimo ka guddoomiye Danjiraha cusub ee dowaldda Sacuudiga usoo magacowday Soomaaliya, Dr Mohamed Abdi-kani Al-Khayat. Madaxweynaha iyo safiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Kursi oo Aqalka Hoose ee BFS ah oo Lagu Doortay Muqdisho Saddex kursi oo ka tirsan kuraaska aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Muqdisho. Xarunta guddiga doorashooyinka dadban ee Muqdisho waxaa maanta lagu doortay saddex mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xudur: Dadkii Kasoo Barakacay Abaaraha Oo Gurmad u Baahan Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegay in gurmad degdeg ah ay u baahan yihiin qoysas dhowr ah oo kasoo barakacay abaaraha ka jira gobolkaasi, kuwaa oo dhowaan soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Yaraanta Wabiga Shabelle Oo Saameysay Beeraleyda Jowhar Beeraleyda ku dhaqan gobolka Shabellaha Dhexe, gaar ahaan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in saameyn badan ay ku yeelatay biyo yaraanta Wabiga Shabelle. Mid kamid ah…