1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqal: Barnaamijka Hilin-tagga Madaxtooyada Iyo Musharrax Maxamuud Maxamed Culusow Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa barnaamijka Hillinka-Taga Madaxtooyada oo loogu talogalay in su’aallo lagu weydiiyo musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee Soomaaliya. Barnaamijka Hillinka-Taga Madaxtooyada waxaa habeenkii xalay marti…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Gargaar Caafimaad u Ballanqaadey Gabar Lagu Kufsaday Goldogob Madaxweynaha Jamhuuriydda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay falkii kufsiga iyo jirdilka isku jiray ee Galdogob loogu geeystay gabdho Soomaaliyeed. “Aad iyo aad ayey ii xanuun jisay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Iyo Wasiiradiisa Oo Ka Shiray Arrimaha Amniga Iyo Abaaraha Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta shir guddoomiyey kulan golahiisa wasiirada ku yeesheen magaalada Baydhabo, waxaana kulankaasi looga hadlayey arrimo ku aadan amniga iyo abaaraha ka jira…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan: Maanta Aan u Dhaqaaqno Inaan Badbaadinno Naf Soomaaliyeed Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Khamiis ah waxa uu kulan la qaatey safiirada wadamada Jaamacadda Carabta u jooga Soomaaliya, xafiiska ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhac Ku Yimid Doorashooyinka Somaliland ee March, 2017 Maamulka Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay maanta in doorashadii maamulka aaney ku qabsoomi karin wakhtigii horey loo qorsheeyay ee 28, March,2017. Kulan ay maanta magaalada Hargeysa ku yeesheen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Kursi oo Golaha Shacabka ah Ayaa Maanta Lagu Doortay Muqdisho Waxaa maanta la doortay Saddex xubnood oo ka mid noqonaya aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaa hadda ka harsan kursi kaliya doorashada xubnaha aqalka hoose ee gobollada Waqooyi. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Nugaal: Waxaan Qabannay Rag Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka gobolka Nugaal ayaa sheegay in ciidamada amniga ee Puntland ay howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ka mid ah Puntland ay kusoo qabteen rag ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Cumar C/laahi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Qoysas Kasoo Barakacay Abaaraha Oo Gurmad Dalbaday Waxaa weli sii kordhaya dhibaatooyinka ay abaarta ka geystay deegaanno badan oo kamid ah gobolka Mudug, taas oo qoysas badan oo reer Miyi ah ay ku xoolo beeleen. Qoysaskii ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Degmada Buurhakaba, Gobolka Baay Wararka maanta oo Khamiis ah ka imaanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa maamulka K/galbeed ay howlgallo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka K/galbeed Oo Ka Digey Jarista Dhirta Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdullahi Sheekh Xasan oo la hadlay Goobjoog News, ayaa ka digay jaritaanka dhirta deegaannadda hoos yimaada maamulka Koonfur Galbeed, waxa uuna…