1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Degmada Dharkeenley Ee Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dab habeenkii xalay ahaa ka kacay suuqa degmada Dharkeenley ee loo yaqaano Suuq Boocle, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare hantiyadeed. Dabkan ayaa ka kacy…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qaraxyo Xalay Lagu Weeraray Hoyga Taliyaha Nabad Sugidda Baydhabo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Labo Bam gacmeed oo habeenkii xalay ahaa lagu weeraray hoyga magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ka deggan yahay taliyaha ciidamada Nabad sugidda…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Yaa Xukumaya Mareykanka Xilliga Madaxweyne Donald Trump? Madaxweyne Trump ayaa galay xafiiskiisa Aqalka Cad ee dalka Mareykanka, waxa uu bilaabay howlmaalmeedkii caadiga ahaa ee madaxweynenimo, isagoo ah kan ugu sarreeya koox cusub oo ka kooban saraakiil hore…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Biyo Dhaamin Laga Bilaabayo Deegaanno Abaar Ka Jirto Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa sheegay in ay bilaabi doonaan dhowaan biyo dhaamin laga sameynayo deegaannada ugu daran ee abaartu saameysay. Waxa uu sheegay Madaxweyne ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Baay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa ku dagaallamay deegaanno ku dhow degmada Diinsoor ee gobolka Baay, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare nafeed. Ibraahim Maxamed Nuur, Guddoomiyaha degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Badda Galmudug Oo Howlgallo Ka Sameeyey Xeebaha Mudug Ciidamada Badda ee maamulka Galmudug ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay howlgallo ka sameeyeen xeebaha gobolka Mudug, waxaana howlgalkani lagu beegsanayey doonyaha sida sharci darrada ah uga kalluumeysta xeebaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Dab Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Ee Muqdisho Dab khasaare geystay ayaa maanta oo Sabti ah ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga Cabdalla Shideeye. Dabkan ayaa ka bilowday sida la sheegay Bakhaaro lagu iibiyo…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Iyo Sooyaalka Qoraalka Farta Soomaaliga Oo Dhameystiran Maanta waxaa 44 sano laga jogaa markii ugu horreysay ee uu soo baxo wargeys ku qoran farta Soomaaliga, waa sidoo kale maalintaas uu manhajka dalka isku badalay farta Soomaaliga. Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Ee Muqdisho Wararka naga soo gaaraya Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in dab uu ka kacay suuqaasi gaar ahaan nawaaxiga suuqa C/lla Shideeye. Goob jooge ku sugan halka dabkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Trump oo Bilaabay Tirtiradda Raadadkii Obama Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump ayaa horey ka bilaabay tirtiradda raadadkii madaxweyne Obama uu kaga tagay dalka Mareykanka. Trump ayaa Jimcihii saxiisay islamarkii uu lugta saaray Guriga Cad ee…