2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Degmada Kaaraan Oo Cabasho Ka Ah Isbaarooyin Xilliyada Habeenkii Shacabka ku dhaqan degmada Kaaraan ee goboka Banaadir ayaa cabasho ballaaran waxay ka muujiyeen Isbaarooyin xad dhaaf ah oo xilliyada habeenkii ay sheegeen iney dhigtaan rag ku labisan dareeska ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Askari Oo Ku Geeriyootey Qarax Ka Dhacay Degmada Buurhaab Ee Baay Warar dheeraad ah ayaa la helayaa qarax Miino oo maanta ka dhacay degmada Buurhakada ee gobolka Baay, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Qaraxan ayaa ahaa sida…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka MUUQAAL: Beeraleyda Sh/hoose Oo Xaalad Adag Wajahaya Inaga oo ah koox ka tirsan hay’adda warbaahinta Goobjoog Media Group, ayaan socod ku bixinnay dhul baaxad leh oo uu maro webiga Shabeelle, cidkasta oo na aragtaahi shaki kama gelin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Ugu Baaqdey Labaqa Gole Ee Baarlamaanka Federaalka Ah Wada Shaqeyn Dhexdooda Ah Dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya sida wadamada deeq bixiyeyaasha ah, dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya iyo ururada dowliga ah ee ay Soomaaliya xubinta ka tahay waxaa ay soo dhaweeyeen doorashada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin Ka Hadashay Doorashada Guddoonka Aqalka Sare Xildhibaanno kala duwan oo iskugu jira kuwo hore uga tirsanaa baarlamaankii 9-aad iyo kuwo hadda ka tirsan baarlamaanka 10-aad ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay doorashadii guddoonka Golaha Aqalka Sare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Degmada Jowhar Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo isugu jira Xoogga Dalka, Booliis iyo Nabad sugid ayaa waxay maanta howlgal wadajir ah ka wadaan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Howlgalkaan ayeey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Mandhera Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Kenya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay magaalada Mandhera ee gobolka NFD. Wararka ayaa waxay sheegayaan in dagaal yahanno…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore oo Ka Hadlay Xalka Ugu Habboon ee Lagula Dagaalami Karo Sicirbararka Siyaasi Daahir Cabdiqaadir Muuse “Daahir Cirro” oo horey uga mid ahaa Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay xalka ugu habboon ee lagula dagaalami karo sicirbararka ka jira deegaannada Puntland. Siyaasi Daahir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Washington Ku Casuumay Ra’iisul Wasaaraha Israel Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa Ra’iisul wasaaraha Israel ku casuumay magaalada Washington, bisha soo socota, si ay kulan ugu qaataan aqalka cad, waxaana hadalkaani uu yimid kadib markii Labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mowliid Xuseen oo Ku Guuleystay Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad ee Golaha Aqalka Sare Xildhibaan Mowliid Xuseen Guhaad ayaa noqday guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Doorashada guddoonka baarlamaanka oo hadda lagu soo gabagabeeyay xarunta Aqalka Sare ee Muqdisho ayaa…