1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Haweenka Puntland: Raggii Kufsaday Haweenka Xukun Adag Hala Mariyo Wasiirka Haweenka iyo Qoyska maamulka Puntland ayaa sheegtay in aysan u dulqaadan doonin in lagu tacaddiyo xuquuqda Haweenka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Puntland. Wasiir Anisa oo la hadashay Goobjoog News,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaal Ka Dhacay Degmada Afgooye, Sh/hoose Xaalad deganaanshiyo ah ayaa laga soo sheegayaa saakay oo Talaado ah degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo shalay gelinkii dambe ay ku dagaallameen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maanta La Dooranyo(Akhriso Shuruudda) Waxaa maanta kulan wadajir ah xarunta baarlamaanka federaalka ah ku yeelan doona labada gole ee baarlamaanka federaalka ah, golaha shacabka iyo aqalka sare, si loo doorto guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Dalkiisa Ka Saarey Heshiis Ganacasi Oo 12 Dal Kala Dhaxeeyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa dalkiisa waxaa uu ka saarey heshiiska ganacsiga xorta ah ee dalalka pacific-ga ee TPP. Madaxweyne Trump ayaa sabab uga dhigey arrinkan iney muhiim u tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweyn: Haweeney Ka Badbaadey Kufsi Oo Xaaladdeeda Laga Deyriyay Dhakhaatiirka Isbitaalka magaalada Baladweyn ayaa sheegey in Isbitaalka aan wax looga qaban Karin hooyo Soomaaliyeed oo ka badbaadey kufsi balse lala dhacey ilaa 8 Toorey ah. Hooyadan oo Isbitaalka la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Astana: Wajiga Koowaad Ee Wada Hadallada Dowladda Iyo Mucaaradka Suuriya Oo La soo Gabagabeeyey Waxa la soo gabagababeeyay wajiga koowaad ee wadahadllada ka socdey magaalada Astana kuwaas oo xal loogu raadinayo dhibaatooyinka ka jira wadanka Syria. Wada hadallada ayaa la sheegayaa in weli wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamaya Afgooye Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi goor dhow uu ka bilawday dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo 3 Milyan Ugu Deeqday Gurmadka Abaaraha Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi iyo wasiirka arrimaha gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Cadaado ee Galgaduud waxay isku raaceen in loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Ahlu-sunna Oo Gacanta Ku Dhigey Nin Lagu Eedeeyey Inuu Dilay Qof Shacab Ah Howlgal ay ciidamada Ahlu-sunna Waljameeca ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud waxay kusoo qabteen nin la sheegay in 18-kii bishan uu deegaan ku dhow degmada Burtinle ku diley nin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hantidhowrka Guud “Hantida Dowladda Lama Hibeyn Karo Lamana Iibin Karo” Hantidhowrka guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa ka digey in la hibeeyo ama dad laga iibiyo hantida guud ee Qaranka, isaga oo…