2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Shaacisey Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Hotel Dayax Wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay khasaaraha ka dhashay weerarkii qaraxyada iyo dagaalka tooska ahaa ee isugu jirey, kaasi oo gelinkii hore ee maanta lagu qaadey Hotelka Dayax ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magacyada Iyo Beelaha Malaaqyo Ka Tirsan 135ta Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ka soo Gaareen Qaraxii Hotel Dayax Ilaa labo(2) Malaaq oo ka mid ah malaaqyada koofur galbeed ayaa ku geeriyootey qarax maanta ka dhacay Hotel Dayax ee Magaalada Muqdisho. Malaaqadyada geeriyootey waxaa ay kala ahaayeen Malaaq Malabow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Qaar Kamid Ah Dadkii Ku Dhaawacmay Weerarka Hotel Dayax Oo La Gaarsiiyey Isbitaalka Madiina Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho waxaa la geeyey qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii iyo sidoo kale weerarkii tooska ahaa ee maanta lagu qaadey Hoteelka Dayax ee magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Labaad Oo Ka Dhacay Hoteel Dayax Ee Muqdisho Qarax Labaad oo aad u xooggan ayaa laga maqlay Hoteelka Dayax oo saaran wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Wariyeyaal ka tirsan Goobjoog News oo halkaasi ka dhow waxay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ismiidaamin Iyo Weerar Toos Ah Oo Lagu Qaadey Hotel Dayax Ee Muqdisho Qarax ismiidaamin ah ayaa goor dhow ka dhacay Hoteelka Dayax ee magaalada Muqdisho, kaasi oo la sheegay in loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa. Qaraxan ayaa waxaa xigey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Balanbal Oo Digniin u Direy Ciidamada Liyuu Boolis Ee Ismaamulka Soomaali Galbeed Maamulka demada Balanbal ee gobolka Galgaduud ayaa digniin u direy ciidamada Liyuu Boolis ee Ismaamulka Soomaali Galbeed, kuwaasi oo ay sheegeen in si sharci darro ah kusoo galaan deegaannada maamulkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Shabellaha Hoose: Isbedal Dhanka Amniga Ah Ayaan Sameyn Donnaa Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in sameyn doonaan isbedal amni degdeg ah kadib markii ay xoogeysatay weerarada Al-shabaab ku qaadeen deegaanno kamid ah gobolkaasi, gaar ahaan degmada Afgooye. Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 10 Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaal Ka Dhacay Bakool Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal u dhaxeeyey ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab, kaasi oo ka dhacay gobolka Bakool. In ka badan 10 qof…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoos u Dhac Ku Yimid Qiimaha La Kala Siisto Ariga Nool Suuqayada Gaalkacyo Tan iyo markii ay abaarta ku dhufutay deegaannada gobollada Mudug iyo Galgaduud, waxaa soo badanayey cabashooyinka kasoo baxaya dadka ka ganacsada xoolaha nool, kuwaasi oo loo suuq geyn jirey suuqyada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Abaaraha K/galbeed Oo Ka Deyriyey Xaaladda Abaareed Ee Bakool Guddiga gurmadka abaaraha ee K/galbeed oo ku sugan degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa waxay ka warbixiyeen xaaladaha bini’aadannimo ee ka jirto gobolkaasi. Guddoomiyaha guddigan Madoobe Nuunow Maxamed ayaa Goobjoog…