1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diiwaangelinta Musharraxiinta Madaxweynaha Oo Maanta Bilaabatay Maanta oo Khamiis ah waxaa magaalada Muqdisho si rasmi ah uga bilaabatay diiwaangelinta musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya 4-ta sano ee soo aadan. Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa u xaqiijiyey…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Soomaaliya: 26 Sano Oo Burbur Ah Kadib…Maloo Baahan Yahay Isbadal? Maanta waa 26-ka January, waxaa 26 sano laga joogaa markii ay burburtey dowladnimadii Soomaaliya. Hadaba, inta aanan ka hadlin sababihii burburka keeney iyo Natiijada ka dhalatey, waxaa hubaal ah in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Daanyeerro Abaarsaday Oo Bilaabay Cunista Xoolaha Nool, Gobolka Sool Dadka reer Miyiga ah ee gobolka Sool ayaa bilaabay iney iska difaacaan Danyeero abaarsaday oo weeraraya xoolaha nool sida Ariga iyo Geella yar yar ee Nirgaha ah, waxayna sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka QM Oo Cambaareysay Weerarkii Shalay Ee Hotelka Dayax Qaramada Midoobey ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii Arbacadii shalay ay Al-shabaab ku qaadeen hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo khasaare kala duwan ay ka dhalatay. Joseph Contreras oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Injineer Camey: Cadaaladda Ayaa La Horkeenayaa Dhallinyaradii Kufsiga Ka Geystay Goldogob Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/laahi Camey ayaa sheegay in cadaaladda ay horgeyn doonaan dhallinyaradii Kufsiga ka geystay degmada Goldogob ee gobolka Mudug. Waxa uu sheegay Mr. Camey in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaarta Gedo Oo Kasii Dareysa Iyo Gurmad La’aanta Oo Qeylo Dhaan Laga Soo Saarey Xaaladda Abaarta ka taagan Gobolka Gedo ayaa waxay maraysaa meeshii ugu adkeyd, waxaa dhammaaday daaqii xoolaha, waxaana guray warahii, Ceelashii iyo togaggii biyaha laga heli jirey, waxaana baaba’ay inta badan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Rights Watch Oo Ku Baaqday In La Baaro Tacaddiyada AMISOM Ka Geysato Soomaaliya Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ku baaqday in si degdeg ah baaritaan loogu sameeyo dhibaatooyinka ay ciidamada AMISOM ka geysanayaan gudaha Soomaaliya. Laetitia Bader oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump Oo Bilaabay Fulinta Balanqaadyadiisii Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa saxiixay wareegto lagu fulinayo dhisamaha derbiga ku teedsan xuduudka uu Maraykanka uu Koonfurta kula wadaago wadanka Mexico, kaas oo uu horay u balanqaaday inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Waxaa hadda Goobjoog News soo gaarey jadwalka doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee sanadkan kadib dhowr mar uu jadwalka horey uga dhacey Hadaba halkan ka akhriso Jadwalka Doorashada: January 28-29, 2017: Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Madaxweynaha Oo Guddoon Doortey Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen guddiga doorashada madaxweynaha ayeey ku doorteen guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen. Waxa ay guddoomiye u doorteen C/raxmaan Ducaale Bayle oo ka tirsan mudanayaasha…