1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Mahadaay: Itoobiya Ayaa Xiratey Biyahii Wabiga Shabelle Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe oo ka hadlayey biyo yaraanta Wabiga Shabelle ayaa sheegay in sababta ugu weyn ay tahay Itoobiya oo biyahii ka xiratay Soomaaliya. Guddoomiyaha degmadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay Iney Dishey 70 Ka Tirsan Dagaalyahannada Al-shabaab Dowladda Kenya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisey weerar ay Xarakada Al-shabaab Jimcihii shalay ku qaadeen saldhig ay ciidankooda ku leeyihiin deegaanka Kulbiyo ee gobolka Jubada Hoose. War qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Ku Geeriyootey Qarax Ka Dhacay B/weyne Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo ka dhacay duleedka magaalada Baaladweyne, kaasi oo la sheegay inuu ahaa Miino nooca dhulka lagu aaso. Qaraxan ayaa habeenkii xalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD Oo Ka Hadashay Weerarada Al-shabaab Ka Geystaan Muqdisho Urur Goboleedka IGAD ayaa ka hadlay weerarada ay Al-shabaab ka geystaan magaalada Muqdisho, gaar ahaan qarraxyada oo waxyeello badan u geysta shacabka aan waxbo galabsan. Qoraal kasoo baxay ururka IGAD…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay oo Ka Digtay Musuqmaasuq Ka Dhaca Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Ergeyga Qaramada Midooay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa ka digay musuqmaasuq la filan karo doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee bisha soo aaddan. Keating oo warbixin ka jeediyay golaha ammaanka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Degmada Kulbiyoow Ciidamada Dowladda iyo kuwa Kenya ayaa dib u qabsaday degmada Kulbiyow ee gobolka Jubbada Hoose halkaasoo maanta ay dagaal kula wareegeen Xarakada Alshabaab. Weerarka oo ku billowday baabuur lagu soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Diplomasi Ka Hadlay Musuqa Doorashada Diplomasi Soomaaliyeed ayaa sheegay in beesha caalamka ay aqoonsiga kala laaban karto dowladda federaalka haddii doorashada madaxweynaha ay musuq ku dhacdo. Diplomasi Maxamed Maxamuud ayaa Goobjoog News u sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Ciidanka Dowladda Oo Ku Geeriyoodey Dagaal Ka Dhacay Baardheere Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi saakay dagaal uu ku dhexmaray ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamad Kenya Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamaya J/hoose Ciidamada Al-shabaab ayaa saakay aroortii waxa ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidamada Kenya ay ku leeyihiin Degaanka Kulbiyow oo katirsan Gobolka Jubbada Hoose. Dagaalka ka dhacay Kulbiyow ayaa ahaa mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiinta Madaxweynaha Oo Ku Baaqey In Laaluush-ka Lala Dagaalo, Telefishinnadana U Sinnaadaan Tabinta Doodda Murashaxiinta Madaxweynimada Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtey magaalada Muqdisho ayaa ku baaqey in Doodda dhaceysa 31-ka bishan ay noqoto mid dhexdhexaad ah, in dhamaan murashaxiinta waqtiga, tirada dadka…