1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Hub Ayaan Kasoo Furannay Al-shabaab Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in dagaallo ay la galeen Al-shabaab ay kusoo furteen hub iyo saanad kale oo Milatari. Wasiirka hub ka dhigista iyo dhaqan celinta maleeshiyaadka ee maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhadhaab: Soomaali Rajo Ka Qabtey Iney Aadan Maraykanka Oo Walaac Ka Muujiyey Go’aankii Trump Soomaalida ku nool xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab oo in badan oo kamid ah sugayeen barnaamijka dib u dejinta dalka Mareykanka loogu sameeyo qaar kamid ah qaxootiga caalamka ayaa walaac xooggan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtey Sida Loo Maareyn Karo Lacagaha Loo Uruuriyey Dadka Abaarta Hayso Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida ugu haboon ee loo maamuli karo qarashaadka loo uruuriyey dadka abaarta ku hayso gobollada dalka qaarkood. Dadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhaawacmay Dagaal Ka Dhacay Qoryooley Oo Lasoo Gaarsiiyey Muqdisho Qaar kamid ah dad ku dhawacmay dagaal habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose, una dhaxeeyay AMISOM iyo Al-shabaab ayaa maanta lasoo gaarsiiyey magaalada Muqdisho. Nabadoon…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Loo Soo Qabtey Ganacsade Xalay Lagu Diley B/weyne Taliska ciidanka Booliiska ee magaalada Baladweyne ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howlgal dad lagu soo qabtey oo ay ka sameeyeen magaaladaasi, kadib dil xalay magaaladaasi loogu geystay ganacsade…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsan Xarakada Al-shabaab Oo Lagu Diley Gobolka Gedo Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa xoogga dalka ayaa lagu soo waramayaa in howlgal ay ka fuliyeen gobolka Gedo ay ku dileen sarkaal ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab. Saraakiisha ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukun Lagu Ridey 5 Dhallinyaro Ah Oo Labo Gabar Ku Kufsaday Goldogob Guddi culimo ah iyo maamulka Puntland ayaa maanta waxay xukun ku rideen 5 dhallinyaro ah oo horraantii bishan Labo gabdhood ku kufsaday degmada Goldodob ee gobolka Mudug. Dhallinyaradan ayaa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobaha Ganacsiga Magaalada Garoowe Oo Maanta Xiran Goobaha ganacsiga magaalada Garoowe ee caasimadda maaamulka Puntland ayaa maanta xiran, iyadoo ganacstada magaaladaasi ay ka cabanayaan sarifka lacagta dollarka oo aan lahayn xisaab sugan, ganacsatada ayaa waxay dhigayaan dibadbaxyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Madaxeedkii Midowga Afrika oo Ka Furmaya Addis Ababa Hoggaamiyeyaasha Qaaradda Afrika ayaa ku sii qurlqulaya caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa, si ay uga qeybgalaan shir madaxeedka 28 -aad ee qaaradda oo maalinimada barri ah ka furmaya dalkaas. Madaxda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ganacsade Lagu Dilay Magaalada B/weyne Ee Hiiraan Rag ku hubeysan bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay degmada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dileen mid kamid ah ganacsatada ugu caansan magaaladaasi. Ganacsadaha la diley ayaa lagu…