2 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiin Qaadacay Doodda Xubnaha u Taagan Xilka Madaxeynaha Inta badan musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa qaadacay doodda musharraxiinta oo loo ballansanaa iney maanta dhacdo. Musharrax Maxamed Cali Amaariko oo goor dhow la hadlay Goobjoog News, ayaa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka 20 ka mid Ah Musharraxiinta Madaxweyne Oo Wata Baasaboorro Shisheeye February 8, 2017-ka, waxaa dalka ka dhaceysa doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah, 20 ka mid ah 24-ka murashax ee hadda taagan waxaa ay heystaan Baasaboor kale, dhibaatada intaa kuma koobna,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaafad Ka Tirsan B/weyne Oo Laga Qaadey Bandow Saarnaa Muddo Saddex Bil Ah Guddoomiyaha maamulka magaalada Baladweyne Maxamed Axmed Ibraahim Food Cadde oo u waramay Goobjoog ayaa sheegay in bandow saarnaa xaafadda Buundoweyn muddo Saddex bil ah laga qaadey, kadib cabasho ka timid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Baydhabo Oo Ku Baaqay In Loogu Gurmado Dadkii Ku Sumoobay Biyahii Ay Cabeen Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ka argti dhiibtey sida ugu wanaagsan ee loogu gurman karo dadkii waxyeellada ay kasoo gaartay biyihii sumeysnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqal: Dood Ku Saabsan Doorashada Madaxweynaha Goobjoog News, waxay idiin soo gudbineysaa dood ku saabsan doorashada madaxweynaha ee la filayo 8-da bishan in ay ka dhacdo magaalada Muqdisho. Dooddan waxaa marti ku ah Dr Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bakool: Guddiga Abaaraha Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Shacabka Gobolkaasi Guddiga gurmadka abaaraha ee gobolka Bakool ayaa maalmahan wadey kormeerka deegaanno ka tirsan gobolkaasi oo ay abaaro ka jirto si ay u ogaadaan xaaladda ay ku nool yihiin dadka shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Qof Oo Lagu Qabtey Howlgal Ay Ciidamada Jubbaland Ka Sameeyeen Kismaayo Ciidamada Booliiska iyo Nabad sugidda Jubbaland ayaa lagu soo waramayaa in howlgal dad lagu soo qabtey ay ka sameeyeen magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Howlgalkaan oo ahaa mid amni…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: 7 Askari Oo Xukun Xabsi Ah Lagu Ridey Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee maamulka Jubbaland ayaa maanta oo Isniin ah waxay xukun xabsi ah ku riddey 7 askari oo ka tirsan ciidanka maamulkaasi. Askartaan la xukumay ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 30 Qof Oo u Geeriyootey Biyo Sumeysan Oo Ay Cabeen Duleedka Baydhabo, Baay In ka badan 30 qof ayaa ku geeriyootey deegaanka Masuubiyow oo qiyaastii 20 KM u jirta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kadib markii ay dadkaasi cabeen biyo sumeysan. Wariyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Anshaxa Doorashada Madaxweynaha JFS oo Lagu Dhawaaqay Guddoomiyaha Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta soo saaray magacyada guddiga Ilaalinta Anshaxa iyo asluub-wanaagga iyo Bedqabka Geeddi socodka Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddigan oo ka…