1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyey Degmooyin Ka Tirsan Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay howlgal ka sameeyeen degmooyinka Howlwadaag, Waabari iyo Boondheere ee magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu sheegay in amniga lagu xaqiijinayey. Ciidamada howlgalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Shabellaha Dhexe Wararka ka imaanaya deegaanka Maandheere ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ku dhinteen Saddex qof kadib markii uu soo ritey cudurka shuban biyoodka. Deegaankan oo hoostaga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Africa Oo Ka Baxaya Maxkamadda Dembiyada Caalamiga Ah Ururka Midowga Africa ayaa isku raacay inay ka baxaan maxkamadda dambiyada caalamiga ah, balse go’aankaan wali looma dhamo iyagoo ay mucaaradsanyihiin qaar kamida waddamada Afrika oo ay ka mid yihiin …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kursi Ka mid ah Shantii Kursi ee BFS oo Horey Loo Laalay ayaa Doorasho Ku Celin ah Loogu Qabanayaa Muqdisho Kuri ka mid ah kuraastii Galmudug ee horey ay ulaaleen guddiga khilaafaadka doorashooyinka dadban ee heer federaal ayaa maanta doorasho ku clin ah loogu sameynayaa magaalada Muqdisho. Kursigan ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Waddooyinka Qaar Oo Maanta Xiran Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa saakay oo Khamiis ah waxay kusoo tooseen qaar kamid ah waddooyinka magaalada oo xiran, xilli maanta ay bilow tahay khudbad jeedinta musharraxiinta u taagan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 8 Musharrax Oo Maanta Jeedin Doona Khudbadahooda (Magacyada) Maanta oo khamiis ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ay khudbadahooda ka dhageystaan illaa Sideed musharrax oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya. Musharraxiintan ayaa xiildhibaannada u jeedin doona…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda ICJ Oo Maanta Ku Dhowaaqeysa Go’aanka Dacwadda Badda Ee Soomaaliya Iyo Kenya Maxkamadda cadaaladda adduunka ee ICJ, fadhigeeduna yahay magaalada Huge ee dalka Holland ayaa maanta oo Khamiis ah lagu wadaa iney ku dhawaaqdo go’aanka dacwadda badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khudaarta Suuqyada Muqdisho Oo Laga Dareemayo Sare U Kac Magaalada Mugdisho ayaa waxaa laga dareemayaa sare u kac dhanka khudaarta ah iyadoo suuqyada lagu iibiyo noocyada kala duwan ee khudaarta laga dareemayo qiimo koror ku yimid waxaana loo sababaynaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Dowladaha Deriska Uga Digey Farogelinta Doorashada Madaxweynaha Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, kana mid ah musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, ayaa isaga oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho waxa uu sheegay iney jirto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Ku Xigeenka Guddiga Dooraashada Madaxweynaha Oo Is Casilay Guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashada madaxweynaha Xildhibaan C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa iska casilay xilkaasi, kadib qoraal uu u gudbiyey guddoonka guddigaasi. Xuseen Sheekh Maxamuud Xuseen, oo ka tirsan guddiga…