2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobbada Ugu Muhiimsanaa Khudbadaha Dr. Cabdinasir, Cabdiraxmaan Cabdishakur, Faroolle Iyo Cadow Gees Waa saaka gelinkii hore xarunta golaha shacabka ka hor khudbeeyay murashaxiinta madaxweynaha Soomaaliya, waxaa ilaa hadda hadley C/naasir Cabdulle Maxamed, C/raxmaan C/shakuur Warsame, C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) iyo C/laahi Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Nuux Oo Kamid Noqday Xildhibaannada Golaha Shacabka Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/laahi Xasan Nuux ayaa maanta ku guuleystay kursiga beesha Jidle ee golaha shacabka kadib doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho. Kursigan ayaa kamid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharrax Ka Tanaasulay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Mid kamid ah musharraxiintii u taagnaa xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku dhowaaqay inuu ka tanaasulay tartanka doorashada. Musharrax Cabdullaahi Cali Xasan ayaa qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebook, waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyarada Ku Xiran Dalka India Oo Fariin Usoo Direy Madaxda Dowladda Federaalka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran dalka India ayaa weli waxay ka cabanayaan dhibaatooyin badan oo ku haysta halkaasi, iyaga oo rajo xumo ka muujiyey in si degdeg ah ku helaan…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Iyo Waxqabadkii Hore Ee Murashaxiinta Madaxweynaha Ee Maanta Khudbeynaya Waa maalintii Labaad oo murashaxiinta madaxweynaha jamhuuriyadda ay ka hor hadlayaan baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Murashaxiinta maanta hadli doona waxaa ka mid ah: Dr. Cabdinasir Cabdulle Maxamed, Cabdiraxmaan Cabdishakur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska B/weyne Oo Ka Warbixiyey Howlagllo Ay Sameeyeen Taliska ciidamada Booliiska magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howlgal ay ka sameeyeen magaaladaasi. Korneel Isaaq Cali Cabdulle, taliyaha qeybta Booliiska ee B/weyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magacyada Sideedda Musharrax Ee Maanta Jeedinaya Khudbadahooda Maanta oo Sabti ah waxaa lagu wadaa in xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ay khudbado ka dhageystaan 8 musharrax kale oo kamid ah 24-ka musharrax ee u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya. Musharraxiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garsoore Mareykanka Ah Oo Si KMG Ah U Hakiyey Go’aanaddii Trump Xaakim Maraykan ah oo ku sugan magaalada Setela ayaa soo saaray go’aan si kumeel gaar ah loo qaadayo xanibaaddii uu ku soo rogay maaxweyne Trump todobo dal oo badankoodu ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adaha Qaramada Midoobay oo Ka Digay Xaaladda Abaaraha Soomaaliya oo Sii Xoogeysanaya Qaramada Midoobay oo warbixin ka soo saatay xaaladda abaaraha Soomaaliya ayaa sheegtay in Lixdii bilood ee ugu dambeysay abaarahu ay gaareen meel halis ah. Hay’adda dhanka beeraha u qaabisan Qaramada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Adm.Faarax Qare: Go’aanka Maxkamadda ICJ Waa Mid Cadaalad ah oo Sii Xoojinaya Nabadgelyada Caalamka Taliyiihi hore ee Ciidamada Bada Soomaaliya Admiral Faara Axmed Cumar “Qare”, ayaa sheegay in natiijo wanaagsan ay tahay go’aanka maxkmada ICJ nabadgelyada dunidana uu sii xoojinayo. Adminaral Faaraxa Qare oo…