1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Muqdisho Oo Aad Loo Adkeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa aad u adkeysan ammaanka guud ee magaalada Muqdisho, xilli 8-da bishan la filayo in magaalada lagu qabto doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Waddooyinka qaar ee magaalada Muqdisho waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya Oo Ugu Baaqday Dowladda Itoobiya Iney Dhowrto Shuruucda Caalamiga ah ee Kheyraadka Biyaha Wasiirka Beeraha Soomaaliya Axmed Xasan Gaboobe oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa dowladda Itoobiya ugu baaqay iney dhowraan shuruucda caalamiga ah ee dhanka biyaha. Wasiirka beeraha Dowladda Fedaraalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afgooye: Dhallinyarada Ka Shaqeysta Mooto Bajaajta Oo Cabasho Ka Ah Ciidanka Dowladda Dhallinyarada ku shaqeysta Mootooyinka Bajaajta ayaa walaac ka muujiyey dhibaatooyin ay sheegeen iney ku qabaan ciidamada dowladda ee ku sugan degmada Afgooye, kadib markii ay sheegeen in loo diidey iney…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Sharma’arke, Farmaajo, Culusow, Tarsan, Ameriko Iyo Murshaxiin Kale Maanta waa maalintii ugu dambeysay ee murashaxiinta madaxweynaha ka hor hadlayaan baarlamaanka Soomaaliya, ilaa 9 murashax ayaa maanta lagu wadaa in ay hadlaan. Murashaxiinta hadlaya waa: Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Oo Bedalay Halka Lagu Qabanayo Doorashada Madaxweynaha Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa sheegay in isbedal lagu sameynayo xaruntii lagu qaban lahaa doorashada madaxweynaha, kadib qiimeyn ay sameeyeen guddigooda. Guddoomiyaha guddigaasi C/raxmaan Ducaale Bayle oo u waramay VOA ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khudbadaha Musharraxiinta Madaxweyne Oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo dhageysiga khudbadaha musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, waxayna xilhibaannada dhageysan doonaan 8-da musharrax ee ugu dambeysa. Waxaa horey u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waaxda Cadaaladda Mareykanka oo Racfaan ka Qaatay Go’aankii Lagu Hakiyay Degreetadii Madaxweyne Trump Waaxda Cadaalada Mareykanka ayaa racfaan ka qaadatay xukunkii maxkamadda Seattle ee Washington ay ku gaartay iney hakiso si kumeel gaar ah go’aankii madaxweyne Trump uu xayiraadda ugu soo rogay 7…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dalka Ethiopia Oo Booqasho Rasmi Ah Ku Tagaya Turkiga Madaxweynaha dalka Ethiopia Mulatu Teshome ayaa waxa uu booqasho rasmi ah ku tagayaa dalka Turkiga iyadoo ay booqashdaasi socon doonto 6 -10 bisha febaury , Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobbada Ugu Muhiimsanaa Khudbadihii Ciilmooge, Cosoble Iyo Cali X. Warsame Waxaa gellinkii dambe maanta Xildhibaannada ka hor hadley ilaa 3 murashax, kuwaas oo kala ahaa: Cabdulahi Ciilmooge Xirsi, Cabdiqadir Cosoble iyo Cali Xaaji Warsame: Cabdulahi Ciilmooge Xirsi Cabdulahi Ciilmooge, waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogheyaga Guud Ee Jaamacadda Carabta Oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Maxkamadda Cadliga Ururka Jaamacadda Carabta ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadd Cadaaladda ICJ , kaasoo ay qaadatay ka dib fadhi ay ka yeelatay maalintii Khamiista aheyd iyadoo aqbashay inay kala saarto arrinta badda…