1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Dab Ka Kacay Suuqa Ugu Weyn Ee Xeryaha Dhadhaab Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa habeenkii xalay ahaa ka kacay suuqa ugu weyn ee xeryaha Dhadhaab iyadoo warar dheeraad ah laga helayo qaabka dabkan uu u kacay. Suuqan ayaa ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Cali Khaliif oo Safar Aan Lasii Saadaalin Ku Gaaray Somaliland Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydha ayaa si lama filaan ah ku gaaray magaalda Burco, kuna sii jeeda magaalada Hargeysa kadib markii ay u suurtogeli weyday safar uu kaga dhoofi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Dowladda Oo Xirtey Waddooyin Hor Leh Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xirtey waddooyin hor leh kana mid ah magaalada Muqdisho, xilli maamulka gobolka Banaadir maalintii shalay ahayd shaaciyey in la xiri doono dhammaan waddooyinka Muqdisho maalmaha Talaadada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Oo Ka Cabanaya Go’aanka Gobolka Banaadir Maamulka Gobalka Banadir ayaa sheegay in Galinka danbe Maanta Guud ahaan la hakin doono isu socodka gaadiidka isticmaala Wadoyinka Muqdisho. Gudoomiyaha Gobalka Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in ujeedada laga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalka Turkiga Oo lagu Xirxiray Boqlaal Ruux oo Looga Shakisan Yahay Ururka Daacish Ciidamada Booliska dalka Turkiga ayaa waxay qabqabteen boqolaal ruux oo looga shakisanyahay iney ka tirsanyihiin ururka mayalka adag ee Daacish, kadib hawlgallo ka dhacay guud ahaan Turkiga.wixii ka dambeeyay weerarkii…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobbada Ugu Muhiimsan Khudbaddaha Cali Ameriko, Tarsan, A/risaq, Yaasiin Iyo Malaadiin Galabta gellinka dambe waxaa baarlamaanka ka hor khudbeeyay ilaa 5 murashax kuwaas oo kala ah: Maxamed Cali Nuur (Ameeriko), Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), Maxamed C/risaaq, Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Racfaanka Mareykanka oo Diidday Codsi Lagu Fasaxayo Degreetadii Trump ee Dhanka Socdaalka Maxkamadda heer federaal ee racfaanka Mareykanka ayaa diidday codsi uga yimid wasaaradda cadaaladda si loo fasaxo amarkii madaxweyne Trump uu ku mamnuucay 7 dal oo Muslim ah, socdaalkooda dhanka Mareykanka.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho: Talaado Iyo Arbaco Wey Xiran Yihiin Waddooyinka Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale oo maanta saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in maalmaha Talaadada iyo Arbacada ah la xiri doono waddooyinka magaalada Muqdisho, doorashada magaalada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qobobbada Ugu Muhiimsan Khudbaddii Cumar Cabdirashid, Culusow, Jabarti Iyo Farmaajo Waxaa maanta gellinta hore baarlamaanka Soomaaliya ka hor hadley ilaa afar(4) murashax kuwaas oo kala ah: Cumar Cabdirashid, Maxamud Maxamed Culusow, Maxamed Axmed Jabarti iyo Maxamed Cabdulahi Farmaajo. Cumar Cabdirashadiid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe: Xildhibaannada Labada Aqal Ha Doortaan Madaxweyne Caddaalad Ah Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee UCID Faysal Cali Waraabe oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland ayaa ugu horreyn ka hadlay doorashada madaxweyne ee dhowaan la filayo iney…