1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Xiran Ee Muqdisho Oo Sameeyey Ganacsigii Magaalada Maanta oo Talaado ah waxaa hirgalay ammarkii maamulka gobolka Banaadir ee lagu xirayey waddooyinka magaalada Muqdisho illaa maalinta berri oo Arbaco ah, iyadoo waddooyinka xiran ay saameeyeen ganacsigii magaalada. Suuqayada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Oo La Mamnuucey Maalinta Doorashada Dowladda Soomaaliya oo hawada oo maanta dhaqangelisey gadiidka dhulka ayaa arbacada ku darey gaadiidka hawada iyo iney aaney diyaarad soo deign, kicinna, sida uu sheegey wasiirka gaadiidka. Wasiirka ayaa Xusay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho oo Maanta Xiran Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dhaqan gelisay amar ay ku xireyso isku socodka gaadiidka waddooyinka Muqdisho oo muddo Labo cisho ah Soconeysa. Ciidamda dowladda Soomaaliya ayaa xiray waddooyinka waaweyn ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Booliiska Oo Qabtey Dhallinyaro Ku Eedeysan Burcadnimo Taliye ku xigeenka saldhigga Booliiska ee degmada Cadaado Cumar Macallin Cali oo wareysi siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyeen degmadaasi ay kusoo qabteen 8 dhallinyaro ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin Loo Direy Rag Habeenkii Furfurta Nalalka Ku Shaqeeya Cadceedda, Maagalada Gaalkacyo Cali Xuseen Cabdulle oo ka tirsan golaha deegaanka Magaalada Gaalkacyo ayaa isaga oo u waramay Goobjoog News, waxa uu ka digey burburin uu sheegay in xilligaan lagu wado nalalka ku…
10 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamijka Iyo Khudbaddii Ugu Qiimaha Badneyd Murashaxiinta Madaxweynaha, Akhriso Oo U Codee Illaa 23 Murashax Madaxweyne ayaa barnaamijkooda siyaasadeed ka hor sheegey Xildhibaannada labada aqal, waxaa sidoo kale daawanayey malaayiin Soomaali ah, oo ka marqaati kacaya ballan-qaadyadii ay sameeyeen. Hadaba, Goobjoog News,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka New Ucid oo Ku Biirtay Xisbiga Kulmiye Waxaan si rasmi ah u midoobay maanta garabka Jamaal Cali Xuseen ee xisbiga Ucid iyo xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye kadib markii heshiis laga gaari waayay khilaafkii xisbiga Ucid ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Afhayeenkii Xarunta Xuquuqul Insaanka”HRC” oo La Xiray Guddoomiyaha xarunta xuquuqul Insaanka “HRC”, Guuleed Axmed Jaamac oo aan la yeelannay wareysi gaar ah ayaa noo xaqiijiyay in dacwad ka dhan ah laga furay maxkamadda gobolka Hargeysa, Afhayeenkii xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqal: Hillin-tagga Madaxtooyada Iyo Musharrax C/raxmaan C/shakuur Warsame Goobjoog News ayaa habeenkii xalay ahaa qabatay barnaamij-ka Hillinka-Taga Madaxtooyada oo loogu talogalay in su’aallo lagu weydiiyo musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee Soomaaliya. Barnaamijka Hillinka-Taga Madaxtooyada waxaa marti ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Jadwalka Dodda Murashaxiinta EE Ka Bixi Doonta TV-yada Waxaa maanta lagu wadaa iney dod toos ah dhex marto dhammaan murashaxiinta u taagan jagada madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah. Murashaxiinta waxaa ay kala hadli doonaan labo gelin, gelinka hore iyo…