2 daqiiqo Sheeko:Dalka Natiijada Wareegga Koowaad Ee Doorashada Madaxweynaha Goobjoog News, waxay idiin soo gudbineysaa natiijada wareegga Koowaad ee doorshada madaxweynaha iyadoo ay tartameen 21 mudane. Hadaba waxaa jira musharraxiin aan helin cod, iyo kuwo helay, waxayna natiijada u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Codeynta Wareegga Koowaad Ee Doorashada Madaxweynaha Oo Soo Gabagabowday Waxaa lasoo gabagabeeyey wareegga Koowaad ee doorashada madaxweynaha, kadib markii ay codeeyeen 328 mudane. Waxaa goor dhow bilaabanaya tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaannada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, iyaga oo u codeynaye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Madaxweynaha Oo Goor Dhow Bilaabatay Xildhibaannada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa si toos ah waxay u bilaabeen codeynta doorashada madaxweynaha Soomaliya ee dalka hoggaamin doona Afarta Sano ee soo socota. Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya iyo guddiga doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka Baarlamaanka Oo Shaaciyey Tirada Ay Ku Kala Guuleysan Karaan Musharraxiinta Goor dhow waxaa furmay kulanka xildhibaannada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay ku dooranayaan madaxweynaha dalkan hoggaamin doona Afarta Sano ee soo socota, iyadoo musharraxiin gaaraya 21 ay ka qeybgalayaan tartanka doorashada.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharrax Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi Oo Tanaasulay Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo furay kulanka xildhibaannada baarlamaanka ay ku dooran doonaan madaxweynaha Soomaaliya ayaa shaaciyey in uu ka tanaasulay musharraxnimadiisa Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi. Musharraxiinta…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Akhriso: Sooyaalka Wareegyadii La Gaarey Doorashada Madxweyneyaashii Soomaaliya (1960-2012) Maanta waxaa la dooranayaa Madaxweynihii 9-aad ee Soomaaliya, xusuusta ay Soomaalida doorashooyinkaasi u hayaan ma aha mid fudud, wejiyo badan oo doorasho ayaa dhacdey sida murashax keligiisa isla tarmayey iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Oo Ku Qulqulaya Xarunta Doorashada Xildhibaannada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, xubnaha ka socda beesha caalamka iyo marti sharafta kale ayaa haatan waxay ku qulqulayaan xarunta doorashada madaxweynaha oo ku dhow garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kaalinta Haweenka iyo Dhalinyarada Ku Jira BFS ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Waxaa maanta ka dhacaysa magaalada Muqdisho doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee mudada 4 sano ah ee soo aaddan, iyadoo isha lagu hayo Haween iyo dhalinyaro si xoog leh u soo galay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magacyada 22-ka Musharrax Ee uTaagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee dalkaan hoggaamin doona Afarta Sano ee soo socota. Xilka madaxweyne waxaa markii hore…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Duleedka Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in saakay ay howlgallo ka wadaan inta u dhaxeysa deegaannada Sarkuusta iyo Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho, kaasi oo amniga lagu sugayo.…