1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tarsan “Umadda Soomaaliyeed Rajadeeda Dib Bay Usoo Laabatay” Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo kamid ahaa musharraxiintii u tartamayey xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa isaga oo u waramayey Goobjoog News, waxa uu sheegay in shacabka Soomaaliyeed hadda u baryay waa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Milatariga Oo La Faray In Magaalada Muqdisho Ay Faarujiyaan Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Maxamed Aadan Axmed ayaa amar ku bixiyay in magaalada Muqdisho ay dibadda uga baxaan ciidanka Millateriga dowladda Soomaaliya. Taliyaha oo ka hadlayey rasaas magaalada Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogheyaha Guud Ee Jaamacadda Carabta Oo Madaxweyne Farmaajo Uga Hambalyeeyey Doorashada Xogheyaha Guud ee jaamacadda Carabta Axmed Abuu Geyd ayaa madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ugu hambalyeeyey kalsoonida uu ka helay baarlamaanka federaalka ah labadiisa aqal. Abu Geyd, waxaa uu shacabka Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Kenya Oo Joojisey Go’aankii Lagu Xirayey Xeryaha Dhadhaaab Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa ku dhowaaqday iney joojisey go’aankii horey ee dowladda dalkaasi ku xireysay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab. Qoraal hadda si rasmi ah ugu soo baxay faafinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Ugu Baaqey Madaxweyne Farmaajo Wax Ka Qabashada Amniga Iyo Abaaraha Dalka Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha la doortey ee Soomaaliya Maxamed Cabadullaahi Maxamed Farmaajo. Axmed Madoobe ayaa sheegay in Farmaajo ay shaqooyin badan ay sugayaan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Hore Ee Puntland Oo Ku Geeriyoodey Imaaraadka Carabta Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Jeneraal Maxamed Muuse Xirsi (Cadde Muuse) ayaa ku geeriyoodey dalka Isku tagga Imaaraadka Carabta, halkaasi oo maalmahan dambe uu ku xanuunsanayey. Ehlada Marxuumka ayaa warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Baaq u Direy Madaxweyne Farmaajo Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte ayaa madaxweynaha la doortey ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ugu baaqay inuu ku shaqeeyo rabitaanka shacabka Soomaaliyeed. Carte ayaa soo dhoweeyey guushii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Afrika Oo Farmaajo Ku Booriyey In Uu Ka Shaqeeyo Dib U Heshiisiinta Iyo Midnimada Ambassador Francisco Caetano Madeira oo ah ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa hambalyo u direy madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo. Ambassador Francisco Caetano Madeira waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Shacab Waddooyinka Waaweyn Ka Dhigaya Dibadbaxyo Lagu Taageerayo Farmaajo Maanta oo Khamiis ah waxaa waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ka soconaya dibadbaxyo ay dhigayaan Boqolaal shacab ah oo taageersan madaxweynaha la doortey ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo. Waddooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ahlu-Sunnah oo Soo Dhaweeyay Doorashada Madaxweyne Farmaajo Sheekh Cumar Sheekh Cabduqaadir oo ah guddoomiyaha guddiga talada Ahlu-Sunnah ayaa soo dhaweeyay doorashada Madaxweyne Farmoojo ee maalinimadii shalay lagu doortay magaalada Muqdisho. Sheekh Cumar oo wareysi gaar ah siiyay…