2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Shan Qodob Ugu Baaqay Dowladaha Carabta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa ku qaabilay Muqdisho Danjirayaasha dalalka carabta ee ka howlgala caasimadda iyo wafdi ka socday Ururka Jaamacadda Carabta. Madaxweynuhu waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Hiiraan Oo Soo Dhoweeyey Madaxweyne Farmaajo Waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa soo dhoweeyey madaxweynaha cusub ee dalka loo doortay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyaga oo ugu baaqay in safarkiisa ugu horreeyo uu ku tago magaalada Baladweyne. Qaar kamid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka CabdiIsmaaciil Samatar “Doorashada Waxay Ku Dhacday Si Xalaal Ah” Guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuq maasuqa ee doorashadii madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in si aan musuq ku jirin ay u dhacday doorashadii 8-dii bishan ka dhacday magaalada Muqdisho. Professor…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Fariin u Dirtey Madaxweyne Farmaajo Maamulka Somaliland ayaa ugu baaqay madaxweynaha cusub ee dowladda Federaalka Maxamed C/laahi Farmaajo in dib loo bilaabo wada hadalladii Labada dhinac u dhaxeeyey. Afhayeenka madaxtooyada maamulkaasi Xuseen Aadan Cige oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khudbaddii Ugu Horreysay Madaxweyne Farmaajo Oo Qoraal Ah, Isu Soo Baxyada Iyo Abaaraha Ayuu Ka Hadlay Madaxweynaha federaalka Soomaaliya ayaa xalay xilli dambe la hadlay shacabka Soomaaliyeed, khudbaddan ama war saxaafadeedka waa kii ugu horeeyay ee uu qabto tan iyo markii la dootay Febuary 8, 2017.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Murashaxiintii Uu Ka Adkaaday Ka Dalbaday Wada Shaqeyn Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kullan casho ah uu xalay u sameeyay murashaxiintii uu doorashada madaxweyaasha uga adkaaday ka dalbaday in ay kala shaqeeyaan dhismaha dalka. Qaar ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamullada Galmudug Iyo Puntland Oo Farmaajo Ku Booriyay In Uu Ka Shaqeeyo Midnimada, Cadaaladda Iyo Qarannimada Maamul Goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa hambalyo iyo bagaadin u diraya madaxweynaha cusub ee federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo. Maamul Goboleedka Galmudug ayaa war saxaafadeed ay soo saareen ugu hambalyeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan Oo Farmaajo U Ballan-qaaday Garab Istaag Madaxweynaha Dalka Turkiga mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ugu hambalyeeyay doorashada xilka isagoo ballan-qaadey is garab istaag iyo taageero dhab ah in uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub, Midowga Afrika Iyo Beesha Caalamka Oo Wada Shaqeyn U Ballan-qaadey Madaxweyne Farmaajo Midowga Yurub, Midowga Afrika Iyo Beesha Caalamka ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxaa ay ugu hambalyeeyeen madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyaga oo ballan-qaadey iney la shaqeyn…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Falcelinta Bulshada iyo Maamulka Somaliland ee Doorashada Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Maamulka Somaliland ayaa siyaabo kala duwan looga falceliyay doorashada madaxweynaha Cusub ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee maalintii shalay lagu doortay magaalada Muqdisho. Madaxtooyada maamulka ayaa soo saartay war-saxaafadeed ku aaddan…