1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: Farmaajo Waxaan Kala Shaqeyn Doonaa Dib U Heshiisiinta, Dib U Dhiska, Dowladnimada Iyo Abaaraha Dowladda Mareykanka ayaa hambalyo u dirty madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyagoo ballan-qaadey iney la shaqeyn doonaan maamulka cusub. Mareykanka waxaa ay kaloo bogaadiyeen ciidamada Soomaalida iyo AMISOM…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dareen Farxadeed oo Dadweynuhu ay Kusoo Dhaweeyeen Doorashada Madaxweyne Farmaajo Doorashada madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa markaliya ay dhalisay dareen farxadeed oo dadka Soomaaliyeed ay guud ahaan ay muujiyeen meel kasta oo ay joogaan, iyadoo habeennimadii xalay aan laga seexan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqeymo Ka Dhacay Waddanka Syria Oo Lagu Dilay Hogaamiyaal Ka Tirsan AL-qaacida Wasaaradda gaashaadhigga waddanka Mareykanka ayaa sheegtay iney dileen ciidamada Maraykanka 11 dagaalyahanno ka tirsan Ururka Al-qaacida duqeymo ay ka geesteen meel u dhow magaalada Idlib ee waddanka Syria. Dadka la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo“ Shacabka Waxaan Leeyahay Dowladdii Aad Rabteen Waa Hesheen,” Maxamed Cabdulahi Farmaajo, Madaxweynaha federaalka ah ee Soomaaliya oo la hadlayey shacabka dhaarintii kadib ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo isbadalka ka dhacey dalka. Maxamed Farmaajo ayaa ugu horeyntii u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Farmaajo, Madaxweynaha JFS ee la Doortay Maxamed Cabdulahi Farmaajo waxaa uu dhashay March 1962, Waxaa uu ku dhashay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Waxbarasho: Dugsi Hoose: 1-da Luulyo, Forta Sheekh. 1978: Dugsiga dhexe: Maxamud Xarbi 1981:…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharrax Xasan Sheekh Oo Tanaasulay Iyo Farmaajo Oo Madaxweyne Noqday Musharrax Xasan Sheekh oo wareegga Saddexaad la geli lahaa Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa ku dhowaaqay inuu tanaasulay, sheegayna in uu u hambalyeenayo mudane Maxamed C/laahu Farmaajo oo noqonaya madaxweynaha Afarta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Natiijada Wareegga Saddexaad Ee Doorashada Waxaa lasoo dhammeeyey tirinta cododka wareegga Saddexaad ee doorashada Madaxweynaha Soomaliya, iyadoo Saddex musharrax ay ku tartamayeen wareeggaasi. Musharraxiinta ayaa sidan codadka u kala keensaday: Maxamed C/laahi Farmaajo waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Codeynta Wareegga Labaad Ee Doorashada Madaxweynha Oo Lasoo Gabagabeeyey Waxaa goor dhow soo dhammaaday codeynta wareegga Labaad ee doorashada madaxweynaha, waxaana wareeggan isugu soo haray Saddex musharrax. Xildhibaannada oo gaarayey 328 mudane ayaa codeyntaan ka qeybgalay, iyadoo goor dhow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cumar C/rashiid Oo Ka Tanaasulay Doorashada Madaxweynaha Musharrax Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa hadda ku dhowaaqay inuu ka tanaasulay doorashada madaxweynaha. Cumar ayaa kamid ahaa musharraxiintii Afarta ahaa ee usoo gudbay wareegga Labaad, wuxuuna doorashadii wareegga Koowaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Musharrax oo Usoo Gudbay Wareegga Labaad ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya 4 musharrax ayaa usoo gudbay wareegga 2-aad ee doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta si habsami leh uga socota magaalada Muqdisho. Musharraxiinta soo gudbay ayaa kala ah, Xasan Sheekh Maxamuud, Maxamed…