2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedelka Sarrifka Lacagta doolarka ee Suuqyada Muqdisho Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa laga dareemayay Labadii maalin ee la soo dhaafay, kadib doorashadii madaxweyne Farmaajo, hoos udhac ku yimid lacagaha doolarka Maraykanka ah oo gaaray heerkii ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Lagu Taageerayo Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Socda Muqdisho Dibadbax lagu taageerayo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa goor dhow ka bilowday magaalada Muqdisho. Waxaa dibadbaxan soo qabanqaabiyey maamulka Gobolka Banaadir, waxaana ka qeybgalaya mas’uuliyiin ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Gacanta Ku Dhigey Gaari Sidey Walxaha Qarxa Ciidamada maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in gobolka Mudug ay ku qabteen gaari la sheegay in lagu soo raray walxaha qarxa, waxaana lala qabtay raggii la socdey gaarigaasi. Gaarigan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaarta Gedo Oo Kasoo Dartay Guddoomiyaha degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, Sahal Macalin Aadan ayaa sheegay in xaaladda bini’aadannimo ee ka jirta degmadaasi ay tahay mid aad u liidato, oo dadka abaaraha haystaan noloshooda aad…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Sharci La’aan Keentay In Madaxweynaha Dhaarta Kadib Uu Hotel Jiifto, Kuna Shaqeeyo Soomaaliya waxaa ka jira xilligan fowdo dastuuri ah, in sidaasi dhacdo, cid uunbaa u sabab ah, haddii aan qalad jirin sidee madaxweyne la dhaariyay uu dibadda uga joogataa madaxtooyada qaranka(Villa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Ku Nool Xeryaha Dhadhaab Oo Ka Hadlay Go’aankii Kenya Uga Laabtay Xirista Xeryahaasi Soomaalida qaxootiga ku ah xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa ka hadlay go’aankii maxkamadda sare ee dalkaasi ay ku diiddey xirista xeryahaasi, xilli dad badan oo Soomaaliyeed ay dib ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Professor Af yare Cabdi “Saddex Arrin Ayaa Laga Doonayaa In Madaxweyne Farmaajo Degdeg Ku Fuliyo” Professor Af yare Cabdi Cilmi ayaa sheegay in madaxweynaha la doortey ee Farmaajo hadda laga doonayo in si degdeg ah u sameeyo Saddex qodob oo uu sheegay iney tahay mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Laanqeyrta Cas: 40% Dadka Soomaaliyeed Waxay Waajahayaan Abaar Baahsan Laanqeyrta Cas oo war ka soo saartay xaaladda abaarta Soomaaliya ayaa ka digtay in 40% dadka Soomaaliyeed ay waajahayaan xaalad abaarteed gurmad degdeg ahna ay u baahan yihiin. Guddiga Caalamiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha S/Afrika Oo Sheegay In Wada Shaqeyn Dhow Uu La Yeelanayo Madaxweyne Farmaajo Madaxweynaha dowladda Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kadib guushii uu ka gaarey doorashadii dalka ka dhacday 8-dii bishan. Madaxweyne Zuma ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Ee QM: Waan Ilaalineynaa Madaxbannaanida Iyo Midnimada Soomaaliya Kulan ay isugu yimaadeen golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa waxay kusoo dhoweeyeen madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyaga oo dhanka kalena amaanay madaxweyne hore Xasan Sheekh…