1 daqiiqo Sheeko:Dalka DigniinLoo Direy Milkiilayaasha Hoteellada Boosaaso Maamulka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa digniin u direy Milkiilayaasha hoteellada ku yaalla magaaladaasi, waxaana digniintan ay ku aadan tahay sugista amniga hoteellada. Duqa magaalada Boosaaso Yaasiin Mire…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobbo Laga Soo Saaray Wadahadalka Somaliland iyo Khaatumo Uga Socday Dalka Jabouti Wadahadalka guddiyo farsamo ee Somaliland iyo Khaatumo uga socday dalka Jabouti ayaa waxaa ka soo baxay qodobbo 5 ah oo Labada dhican ay isla afgarteen oo lagu heshiiyay. Kulankan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Galeyr “Farmaajo Waxa Uu Madaxweyne u Yahay Shacabka Xamar” Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, aanu madaxweyne u ahayn shacabka deggan deegaannada maamulkiisa uu ka arrimiyo. Waxa…
17 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khudbaddii Iyo Ballamihii Murashax Maxamed C. Farmaajo Oo Qoraal Ah, Isla Xisaabtan Ha Bilowdo Sida ku qoran dastuurka Soomaaliya Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa uu dalka maamuli doonaa afar(4 sano) oo ka bilaabata maalinta la dhaariyayay. Marka laga soo tago Hotel-ka uu jiifo, Farjaamo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa saakay aroortii hore waxa uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Warmaxan oo ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose. Wararka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Wadda Qorshe Lagu Daabacayo Lacag Cusub Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wadda qorshe lacag cusub oo shilin Soomaali ah dalka loogu sameynayo, kaasi heer gabogabo ah maraya. Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee dalka Bashiir Ciise Cali oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya Oo Lagu Eedeeyey Iney Ku Fashilantay La Dagaalanka Al-shabaab Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ee dalka Kenya Ra’ila Odinga ayaa ku eedeeyey dowladda dalkaasi iney ku fashilantay dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab ee ay wadeen ciidamada Kenya. Odinga ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Shaacisay Xilliga La Aasi Doono Meydka Jeneraal Cadde Muuse Maamulka Puntland ayaa shaaciyey xilliga la aasi doono meydka Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee maamulkaasi Jeneraal Cadde Muuse, oo Arbacadii lasoo dhaafay ku geeriyoodey dalka isku tagga Imaaraadka Carabta.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Afgaanistaan Mas’uul ka tirsan waddanka Afghaanistaan ayaa waxa uu sheegay in 7 qof ay ku dhimatay 22 kalane ay waxyeello ka soo gaartay qarax lala beegsaday meel ay ku sugnaayeen ciidamada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Maleyshiyaad Ku Dagaalamay Deegaanno Ku Hareeraysan Gadoon oo La Heshiisiiyay Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo odayaasha dhaqanka magaalada Gadoon ah ayaa ku guuleystay iney heshiisiiyaan beelo walaalo ah oo dhawaan xurguf colaadeed ku dhex martay deegaannadaas. Kulamo dib u…