Guddiga doorashada Madaxweynaha ayaa soo saarey jadwalka khudbadaha musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya. Musharraxiinta ayaa xildhibaannada Baarlamaanka khudbadahooda kahor jeedin doona 3 maalin oo loo kala qeybiyey 24-ka musharrax,…