1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Oo Shaaciyay Tirada Musharraxiinta Isku Diiwaangelisay Doorashada Madaxweynaha Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa Gobjoog News u xaqiijiyey tirada musharraxiinta u tartamaya xilka madaxweyne ee illaa iyo haatan is diiwaangelisay. Guddoomiyaha guddigaasi C/raxmaan Ducaale Bayle oo goor dhow aynu qadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaal Ka Dhacay Degmada Qoryooley, Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyey ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare kala duwan. Al-shabaab ayaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caasho Geelle Oo Goobjoog News Uga Warrantey Hadalkii Ay Ka Jeedisay Golaha Ammaanka Iyo Go’aannadii Ka Soo Baxey Caasho Geelle oo ka tirsaneyd xubno ka qeybgalay shir ay golaha ammaanka ka yeesheen arrimaha Soomaaliya ayaa wareysi gaar ah siisey Goobjoog News, iyadoo ka sheekeysay dadkii meesha ka Hadley…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Iyo Axsaabta Oo Ka Wada Hadley Diwaangelinta Axsaabta Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta kulan Muqdisho kula yeeshan in ka badan 15 mas’uul oo matalayey axsaabta dalka. Guddiga iyo Xisbiyada waxaa ay ka wada hadleen arrimo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka oo Cambaareysay Dib u Dhaca Doorashooyinka Somaliland Beesha Caalamka oo war-murtiyeed ka soo saartay doorashooyinka Somaliland ayaa cambaareyn kulul u soo jeedisay madaxweynaha, axsaabta siyaasadda iyo guddiga doorashooyinka Somaliland go’aankii wadajirka ay ku qaateen ee dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Bayle: Doorashada Dib Ugama Dhaceyso Waqtigeeda Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa meesha ka saarey inuu jiro shaki ah in dib u dhac ku yimaado doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo loo ballansan yahay iney dhacdo 8-da bisha soo socota…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump oo Albaabada Mareykanka Ka Xirtay 7 Dal oo Ay Soomaaliya Ku Jirto Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa muddo 4 bilood ah hakiyay qaabilaadda qaxootigii uu qaabilayay dalkiisa, waxaana uu si kumeel gaar ah u joojiyay gabi ahaanba qaabilaadda qaxootiga 7 dal oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Maamulka Oo Canshuur Ka Qaadaya Shirkadaha Iyo Guryaha Guddoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha bulshada maamulka gobolka Hiiraan Xuseen Cismaan Cali, ayaa sheegay inay bilaabi doonaan canshuur ka qaadista Shirkadaha iyo Guryaha hadda ka dib. Guddoomiye ku-xigeenka oo la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe oo aan Ka Wareysannay Wadahadallada Soomaaliya, Khaatumo Iyo Ol’olihiisa Doorasho Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Ing.Faysal Cali Waraabe oo aan la yeellanay wareysi gaar ah ayaa ka hadlay wadahadalka ay khaatumo ay kula jiraan iyo tartanka madaxtinimada Somaliland. Guddoomiye…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyadaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha Oo Sii Kordheysa, Amniga Iyo Musuqa Ayaa Ugu Muhiimsan Waxaa 24-kii bishan la dhisey guddiga qaban-qaabada doorashada madaxweynaha Soomaaliya, guddiga waxaa uu ka kooban yahay 17 xubnood, 11 xubin oo aqalka hoose ah iyo 6 xubin oo aqalka sare…