1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandowga Saaran Mandheera Oo Sameeyey Nolosha Dadka Shacabka Ah Dowladda Kenya ayaa Bandow waxay kusoo rogtey magaalada Mandheera ee gobolka NFD, halkaasi oo ay ku noolyihiin muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed. Bandowhgaan ayaa aad u saameeyey nolosha dad badan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Ee QM Oo Mar Kale Ku Baaqay In Ciidamo La Geeyo Koonfurta Sudan Golaha Ammaanka ee QM ayaa ku baaqay mar kale in si dedeg ah loo geeyo ciidamo Nabad ilaalin ah wadanka Koonfurta Sudan, halka ay ka dalbatay Koonfurta Suudaan dowladaha xubinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Magacyada Guddiga Qaban-qaabada Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Waxaa hadda lagu dhawaaqey guddiga qaban-qaabada doorashada madaxweynaha Soomaaliya, guddiga waxaa uu ka kooban yahay 10 xubin oo aqalka hoose ah iyo 6 xubin oo aqalka sare ah, waxaa dib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Erdogan Oo Safarro Kumarya Qaar Kamida Waddamada Afrika Madaxweynaha dalka Turkiga Receb Dayib Erdogan ayaa waxa uu sheegay in waddankiisa uu ku bixinaayo dadaalo dheeri ah si ay unoqoto qaaradda Afrika u noqoto codka ka qeybgalayaasha bandhigyada caalamiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Markab Hub Sidey Oo Lagu Qabtay Dekadda Kismaayo Ciidamada ammaanka dekadda magaalada Kismaayo ayaa gacanta ku dhigey hub lagu soo qariyey markab kusoo xirtey dekaddaasi, gelinkii dambe ee shalay. Markabkaan oo u rarnaa ganacsato Soomaali ah ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa AMISOM Oo Al-shabaab Kala Wareegay Degmada Badhaadhe, J/hoose Ciidamada maamulka Jubbaland oo garabsanaya kuwa AMISOM ee Kenya ayaa lagu soo waramayaa in dagaal ay kula wareegeen degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada Hoose, halkaasi oo ay muddo maamulayeen ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ka Socda Bakool Wararka naga soo gaaraya gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab uu ka soconayo deegaan Lagu magacaabo Dhiil oo qiyaastii 35…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Qof Oo Ku Geeriyootey Qarax Ka Dhacay Degmada Afgooye Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo maanta ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana qaraxaasi uu sababay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Miino…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali: Waa ineynu Ogaannaa Cidda Madax Ka Noqoneysa Soomaaliya Murashaxa xisbiga mucaaradka ee Ucid oo ka qeybgalay xaflad lagu daahfurayay wakaalad cusub oo loo sameeyay qurba joogga Somaliland o “Somaliland Diaspora Agency” ayaa ka hadlay qaddiyadda goonni isutaagga Somaliland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gedo: Waxgarad Sheegay In Dowladda Federaalka Iyo Jubbaland Aaney Waxbo Ka Qaban Abaaraha Waxgaradka ku dhaqan gobolka Gedo ayaa ku eedeeyey dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland in aaney waxbo ka qaban xaaladda abaareed ee ka taagan gobolkaasi. Aadan Cismaan Boorow oo kamid…