1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Musharrax oo U Gudbay Wareegga 3-aad ee Guddoomiyaha Labaad ee Golaha Aqalka Sare Xildhibaan C/kaafi Macallin Xasan iyo Xildhibaan Mowliid Xuseen Guhaad ayaa iskugu soo haray wareegga Saddexaad ee doorashada guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Aqalka Sare. Doorashadan oo wareeggii 2-aad ay iskugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Musharrax oo Usoo Gudbay Wareegga 2-aad ee Doorashada Guddoomiyaha Labaad ee Aqalka Sare Waxaa goor dhow lasoo gabagabeeyey doorashada wareegga 1-aad ee guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, waxaana ku tartamayay 7 musharrax. 52 mudane ayaa codeysay, waxaana codadka loo kala helay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Xildhibaan oo Usoo Gudubtay Wareegga 3-aad ee Doorashada Guddoomiye Ku-Xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare Xildhibaan Abshir Maxamed Axmed iyo Cabdi Axmed Dhuxulow oo u soo gudbay wareegga saddexaad ee doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Doorashadan oo wareeggii 2-aad ay iskugu soo hareen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Musharrax Oo Ku Tartameysa Wareegga Labaad Ee Doorashada Guddoomiye Ku-Xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare Waxaa goor dhow lasoo gabagabeeyey doorashada wareegga 1-aad ee guddoomiye ku xigeenka Kowaad ee Aqalka Sare, waxaana ku tartamayay 7 musharrax. 52 mudane ayaa codeysay, waxaana codadka loo kala helay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdi Xaashi oo Noqday Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku guuleystay guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kadib markii uu doorashadii maanta uu helay cocod dhan 43 xildhibaan. Doorashadan oo illaa hadda ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee BFS oo Ka Bilaabatay Muqdisho Waxaa hadda si rasmi ah u bilaabatay doorashada guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ay ku tartamayaan 16 xubnood oo ka tirsan golaha. Xarunta golaha Aqalka Sare waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Shuruudda Doorashada Guddoonka Aqalka Sare Oo Dhameystiran Waxaa Goordhaw xarunta golaha aqalka sare ee KM Zero ka bilaabanaya doorashada guddoonka aqalka sare, lix iyo toban(16) ayaa ku tartamaya. Guddoomiyaha waxaa u tartamaya labo xubnood halka xilka guddoomiye…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: In Ka Badan Hal Milyan Oo Qof Oo Ku Dibax-baxaya Donald Trump Kumanaan haween ah ayaa waxay ka qeybgalayaan dibadbaxyada looga soo horjeedo madaxweynaha cusub ee Maraykanka D. Trump kuwaas oo ka soconaya magaalada Washington DC iyo qeybo badan oo ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yaxye Jaamac Oo Is Kaga Tagay Wadanka Gambia Madaxweynihii hore ee dalka Gambia Yaxye Jaamac ayaa iskaga tagay wadanka ka dib markii uu aqbalay inuu xilka ku wareejiyo madaxweyne cusub ee dalkaasi Aadam Barre , Jama waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyahii Ciidanka Booliiska Sh/dhexe Oo Ku Geeriyoodey Qarax Ka Dhacay Jowhar Qarax Bam oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, waxaa ku geeriyoodey taliyahii ciidanka Booliiska Sh/dhexe Khaliif Cabdulle Carfaaye. Bambkaan ayaa lagu tuurey xarunta…