2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Shariif Roobow: Ciidamada Dowladda Iyo AMISOM Wey Ka Gaabiyeen Shaqadood Aqoonyahan Shariif Roobow oo ah qabiir dhanka amniga ayaa sheegay in xilligaan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka gaabiyeen shaqooyinkii looga baahnaa. Waxa uu sheegay in Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/hoose: Beeraleyda Oo Cabasho Ka Ah Biyo Yaraanta Wabiga Shabelle Beeralayda gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxay ka cabanayaan biyo yaraanta Wabiga Shabelle iyadoo xilligaan sare u kac ku yimid qiimaha la kala siisto qudaarta. Cali Cabdullahi oo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Afgooye Oo Sheegay Iney Adkeeyeen Amniga Degmadaasi Maamulka degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay sugeyn amniga guud ee degmadaasi, islamarkaana ciidamada dowladda ay degmadaasi ka wadaan howlgallo amniga lagu xaqiijinayo. Guddoomiyaha degmadaasi Cabdinaasir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Turkig Oo Heshiis Ganacsi Kala Saxiixday Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda federaalka Soomaaliya Abuukar Maxamed Daahiye iyo Ruugta Ganacsiga Soomaaliya ayaa kulan muhiim ah dhowaan waxay la yeesheen Mas’ulyiin ka socday Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Majaajiliistaha Ajakis oo Laga Soo Musaafurinayo Somaliland Majaajiliistaha caanka ah ee Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis) oo shalay lagu xiray magaalada Haargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa lagu wadaa in laga soo musaafuriyo magaaladaasi. Xariggan sababta ka dambeysa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Abaar Ugu Geeriyootey Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in Saddex qof oo xoolo dhaqato ah ay Abaar darteed ugu geeriyoodeen deegaanka Qoordheere oo bariga ka xigta degmada Jowhar ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barnaamijka Hal Doolar Ku Dhiso Dalkaaga Oo Lagaga Dhawaaqay B/weyne Maamulka gobolka Hiiraan ayaa kaga dhawaaqay magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan, barnaaamij loogu magac daray Hal doolar ku dhiso dalkaaga, si loogu horumariyo adeegyada bulshada aasaasiga u ah. Munaasabadda lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Cali Gaab: Waa In La Sugaa Amniga Hoteellada Muqdisho Taliyahii hore ee ciidanka Booliiska qeybta gobolka Banaadir Cali Xirsi Barre (Gaab) ayaa sheegay in ciidanka Booliiska iyo guud ahaan laamaha amniga ee dowladda Federaalka Soomaaliya ay kaalin xooggan ka…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Iyo Sooyaalka Qoraalka Farta Soomaaliga Oo Dhameystiran Maanta waxaa 44 sano laga jogaa markii ugu horreysay ee uu soo baxo wargeys ku qoran farta Soomaaliga, waa sidoo kale maalintaas uu manhajka dalka isku badalay farta Soomaaliga. Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Si Rasmi Ah U Noqdey Madaxweynaha 45aad Ee Mareykanka Waxaa daqiiqad ka hor xilka LA wareegey Trump isagoo noqdey madaxweynaha 45aad ee Mareykanka. Xafladda dhaarinta waxaa joogey madaweynayaashii isaga ka horeeyay marka laga reebo Buushka Weyn oo xanuunsan. Fasaxa…