2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Deegaanka Lambar 50 oo dib Ugu Soo Noqonaya Guryahooda Maamulka degmada lambar 50 ayaa sheegay iney dadkii dagmada ay bilaabeen iney dib ugu soo laabtaan guryahooda, kadib dagaallo sababay iney naftooda la baxsadaan. Cali Nuur Axmed guddoomiye xigeenka arrimaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Cusub ee Mareykanka oo Sheegay iney Soo Afjarayaan Dagaalka Al-Shabaab Maamulka cusub ee dhawaan la wareegi doona talada dalka Mareykanka ayaa su’aalo iska weydiinaya sababta aan dowladda Mareykanka aaney ugu guuleysan istaraajiiyadaheeda Afrika oo ay ku jirto la dagaalanka kooxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Kursi oo Aqalka Sare ee Baarlamaanka ah oo Maanta lagu Dooranayo Magaalada Muqdisho Xubno Saddex ah oo ka mid ah xubnahii 5-ta ahaa ee ka harsanaa Aqalka sare ee Baarlamaanka ee matalaadda Somaliland ayaa Maanta lagu wadaa in lagu doorto magaalada Muqdisho. Xubno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaladda Dagaal ee Deegaanka Garasweyne oo Wali Kacsan Xaaladda dagaal beeleed ku dhex maraya deegaanka Garasweyne ee gobolka Bakool ayaa wali kascsan, iyadoo cid beelaha u kala dab qaadaysaana aaney wali jirin. Xasan Aadan oo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalfadhiga 1aad Ee Aqalka Sare Oo Maanta Furmaya, Akhriso Ajendaha Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in maanta oo isniin ah, January 16, 2017-ka uu furmi doono kalfadhiga ugu horreeya ee aqalka sare ama Senate-ka federaalka Soomaaliya. Ajendaha kullanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Dadban Oo Faraha Kala Baxey Doorashada 5-tii Kursi Oo La Laaley Guddiga doorashada dadban heer federal iyo heer dowlad goboleed waxaa ay sheegayaan in ay u harsan yihiin 14 kursi, 9 kursi kursi oo aqalka hoose ah iyo 5 kursi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Ciraaq Oo Xaafado Badan Oo Ka Tirsan Magaalada Mowsil Gacanta Ku Dhigey Ciidamada dowladda Ciraaq ayaa waxay shaaca ka qaadeen inay soo ceshadeen 80 xaafadood oo ka tirsan magaalada Mowsil kuwaas oo horay ay gacanta ugu hayeen ururka Daacish. Tan iyo markii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 37 Oo Ku Geeriyootay Diyaarad Laga Leeyahay Turkiga Oo Ku Dhacday Kazakhstan Subaxnimadii hore ee saakay oo Isniin ah ayaa waxaa burburtat diyaarad xamuul ah taasi oo laga leeyahay wadanka Turkiga. Diyaaradda ayaa waxay ku dul burburtay tuulo u dhaw Garoonka Maanas, …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Saraakiil Ka Socotey Xoogga Dalka Iyo AMISOM Oo La Kulmay Madaxda Galmudug Saraakiil ciidan oo isugu jira AMISOM iyo Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Cadaado ee xarunta KMG Galmudug, waxaana ay la kulmeen madaxda maamulkaasi. Saraakiishaan ciidan waxaa horkacayey Abaanduulaha ciidanka xoogga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Gaadiidka AMISOM Oo In Ka Badan 5 Rayid Ah Ku Dilay Duleedka Muqdisho Inta la xaqiijiyey 5 qof oo rayid ah ayaa dhimatay tirada 10 ka badanna waa ku dhaawacaney kadib markii gaari AMISOM ay leedahay uu dul-maray gaari caasi(MINI Bus) oo ay…