1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Askari Lagu Dilay Degmada Dharkeenley Ee Muqdisho Koox hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay askari ka tirsan ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya dil ugu geysteen degmada Dharkeenley ee gobolka banaadir . Kooxda dilka geystay ayaa goobta ka…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Yaa Noqon Doona Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Ah Ee Soomaaliya? Dadka Soomaalida ah, inta badan waxaa ay isweydiinayaa “Yaa Noqon Doona Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Ah Ee Soomaaliya”? jawaabta waa mid adag, Laakin inta aadan dhihin hebel ayaa ku haboon iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Ka Digey Weerarro Al-Shabaab Ka Geystaan Kenya Dowladda Mareykanka ayaa uga digtey dowladda Kenya weeraro ay Xarakada Al-shabaab ka geystaan magaalooyin ka tirsan dalkaasi. Maraykanka ayaa sheegay in ay jirto cabsi weyn oo ku aadan in Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka EU Oo Baaq u Dirtey Xildhibaannada Golaha Shacabka Midowga Yurub ayaa hadal kasoo saarey doorashadii guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya iyo ku xigeennadiisa ee dhowaan ka dhacday magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay ururkasi ayaa lagu ammaanay dedaalka ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Hiiraan Oo Ka Aragti Dhiibtey Doorashadii Guddoonka Golaha Shacabka Shacabka ku dhaqan gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka arati dhiibtey doorashadii guddoonka golaha shacabka oo 11 iyo 12-kii bishan ka dhacday magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hogaamiye Sare Oo Ka tirsan AL-Qaacida Oo Lagu Dilay Yemen Wasaaraddaka gaashaadhigga wadanka Mareykanka ayaa shalay oo jimco ahayd waxay shaaca ka qaaday inay dishay mas’uul sare oo ka tirsan ururka alqaacidda ayna ku dishay duqeyn ka dhacday wadanka Yeman.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Afrika: Muwaadinkii 3aad Oo Soomaali Ah Oo 2 Todobaad Gudahood La Dilo Muwaadin Soomaaliyeed oo ubax, rajo iyo shaqo-doon u tagey Capte Town ayey burcad madow ah oo South Afrikaanka ah ku dileen magaalada Cape Town, midab-takoorkaasi oo ah midkii ay isla…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyaadkii Ku Dagaallamay Deegaanno Hoos yimaadda Gadoon oo La kala Qaaday Maleeshiyaad ku dagaalmayay muddo labo cisho ah degaanno hoos yimaadda degamada Gadoon ayaa xukuumadda Galmudug ay ku guuleystay in la kala qaaddo. Wafti uu hoggaaminayo wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Ruux oo Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Magaalada Jowhar Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe ahna caasimadda Kumeel gaark ah ee maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ka dhacay qarax banbaano gacanta laga tuuray oo ay dad waxyeello ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Pakistan: Ma Doonayno Inaan Ku Biirno Tantanka Is-hubeynta ah ee Ka Jira Koonfurta Asia Dowladda Pakistan ayaa Khamiistii sheegtay inaaney ku biireyn tartanka hubka ee ka jira koonfurta Asia. Channelka Geo news oo laga leeyahay dalka Pakistan ayaa sheegay in wasiirka dowlaha arrimaha dibadda…