2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Oo Dhaliishey Ganacsatada, Kana Digtey Keyd La’aanta Waddanka Ka Jirta Maxamud Sheekh Xasan, madaxa kormeerka iyo dabagalka hey’adda maareynta masiibooyinka qaranka ayaa sheegey in abaaraha iyo dhibaatooyinka soo laab-laabtey ee dalka ka jira ay wehliyaan Soomaaliya oo aan laheyn keyd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Gargaarkii Ugu Horreeyay Gaarsiiyay Gobolka Hiiraan Madaxweynaha maamulka Hiir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa gargaar isugu jira raashiin iyo biyo waxaa uu markii ugu horreeyay gaarsiiyay dadka tabaleysan ee gobolka Hiiraan. Socdaal ay ku tageen mas’uuliyiin ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga oo Ka Hadashay Askarta Shacabka Ku Disha Waddooyinka Wasaaradda amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay ciidamada hubeysan ee waddooyinka Muqdisho sida bareerka ah ugu dila dadka shacabka ah. Warkan ay soo saartay wasaaradda amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub oo Lacago Gargaar ah Ugu Yaboohay Soomaaliya Midowga Yurub ayaa fasaxay lacago 28.7 milyan oo Euro oo gaargaar degdeg ah oo la gaarsiiyo tiro waddamo ah oo ay ka jirto xaalad bani’aadamnimo oo daran, Soomaaliyana ay ka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Galmudug: 50 Xildhibaan Oo Madaxweyne Guuleed Ka Gudbisay Mooshin 50 Xildhibaan oo ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug ayaa mooshin xil ka xayuubin ah ka gudbiyay madaxweyne Cabdikariim Xuseen Guuleed. Xildhibaan Shariif Maxamed Tahliil oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbaarooyin Sababay Kor u Kac Dhanka Maciishadda Ah Degmada Mahadaay Degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada dhexe iyo dadka ku nool waxaa dhibaato ku haya isbaarooyin si joogta ah loo dhigto taasi oo keentey maciishadda oo kacda. Maxamed Nuur Maxamed o…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaaro Dhibaateeyay Gobollada Puntland Iyo Qeybo Badan Oo Koofurta Soomaaliya Ah Iyaddoo dalka ay ka jiraan abaaro ba’an ayaa waxaa si gaar ah looga sheegenayaa qeybo badan oo ka tirsan maamulka Puntland iyo gobollada koofurta Soomaaliya. Xildhibaan ka tirsan maamulka Puntland…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Murashaxiinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ee Federaalka Ah Waxaa Maanta golaha shacabka federaalka ah ka hor khudbeynaya murashaxiinta guddoomiyennimada golaha shacabka ee federaalka ah. Ilaa 4 murashax ayaa u tartameysa guddoomiyennimada golaha shacabka kuwaas oo kala ah: Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gadood ay Sameeyeen Ciidamo Ka Tirsan Ivory Coast oo Lasoo Afjaray Sarkaal sare oo maxali ah ayaa Sabtidii Shalay, 7, January, sheegay in wafti uu hoggaaminayo wasiirka difaaca Ivory Coast “Alain Richard Donowaha” ay heshiis la gaareen ciidamado gadood sameeyay muddo 2…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump oo Dhaleecayn Adag Usoo Jeediyay Dadka Ku Mucaarada Xiriirka Ruushka Donald Trump ayaa si adag u weeraray dadka ku dhaliila xiriirka dalka Ruushka waxa uuna ku tilmaamay dad doqomo ah oo aan waxba kala garaneyn. Madaxweynaha la doortay ee dalka…