2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khaatumo Oo Ka Digtey Carqalad Lagu Sameeyo Wada Hadallada Ay Kula Jiraan Somaliland Maamulka Khaatumo State ayaa ka hadlay wada hadallada ay kula jiraan maamulka Somaliland iyo wax ka jira sax ahaanshiyaha wararka sheegaya iney ku biirayaan maamulka Somaliland. Wasiirka warfaafinta maamulka Khaatumo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Galmudug Oo Baaq Ka Direy Abaaraha Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee baarlamaanka maamulka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa sheegay in bulshada ku nool gobollada Mudug iyo Galgaduud oo baadi ah xoolo dhaqato ay si weyn u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baraawe: Maamulka Oo Amniga Degmada Kala Hadley AMISOM Iyo Ciidamada Xoogga Dalka Maamulka Degmada Baraawe ayaa sheegey in kulan gaar ah oo xoogga lagu saarayey xagga amniga ay degmadaasi kula yeesheen AMISOM iyo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Gudoomiye Xigeenka Amaanka Maamulkasi Bashir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintay Toogasho Ka Dhacday Garoonka Diyaaradaha Florida ee Dalka Mareykanka Inta la xaqiijiyey waxaa ku dhimatay 5-qof halka ay ku dhaawacmeen 8-kale is rasaaseyn ka dhacday Garoonka Fort Lauderdale ee Hollywood International ee gobolka Florida oo ku yaalla koonfurta dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruushka oo Bilaabay Yareynta Xajmiga Ciidan ee Ka Jooga Dalka Suuriya Abaanduulaha guud ee ciidanka Ruushaka ayaa Jimcihii shalay ku dhawaaqay iney bilaabeen yareynta xajmiga ciidan ee ka jooga dalka Suuriya. Wakaaladda wararka Itar-Tass ayaa laga soo xigtay in abaanduulaha guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidanka Uganda Oo Militariga Soomaalida Ka Dalbadey La Wareegidda Ammaanka Dalka General Edward Katumba Wamala oo ah taliyaha ciidamada melitariga ee Uganda ayaa booqasho ku tagey magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada hoose halkaas oo ka mid ah goobaha ay ciidamada Uganda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaliil Loo Jeediyey Madaxweynaha K/galbeed Iyo Wasiiradiisa Xildhibaanno Ka Tirsan maamulka K/galbeed oo kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa si kulul waxay uga hadleen arrimaha ku aadan hoggaanka maamulkaasi iyo abaaraha ka jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jalalaqsi: Dad Looga Shakisan Yahay Al-shabaab Oo La Qabtey Ciidmaada ammaanka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa gacanta ku soo dhigay rag looga shakisanyahay iney katirsan yihiin xarakada Al-shabaab. Guddoomiye ku xigeenka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan Abuukar Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka EYL: Doomo Kallumeysi Sharci Darro Ah Oo La Qabtey Doomo si sharci darro ah uga Kallumeysta biyaha Soomaaliya gaar ahaan degmada Eyl ee Gobolka Nugaalk ayaa la sheegayaa in ay sii kordhayaan. Maamulka degmada eyl ayaa sheegay inay si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Xaalufin Lagu Haayo Kheyraadka Badaha Soomaaliya Hey’adda cilmi baarista badaha Soomaaliyeed ayaa sheegtay in dalal shisheeye ay xaalufin ba’an ku hayaan kheyraadka ku jira biyaha Soomaaliya. Admiral Faarax Qare oo ah guddoomiyaha hey’adda cilmi baarista badaha…