2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cudurro Laga Baqayo Iney Ka Dilaacaan Deegaannada Loo Naqraacay Ee Gobolka Bari Waxaa xilligaan aad looga baqayaa in cudurro ay ka dilaacaan deegaanno kamid ah gobolka Bari oo dhowaan ay usoo naqraaceen xoolo dhaqato ku sugnaa gobollo badan oo dalka ah. Xildhibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaarta Ka Jirta Gobolka Bari Oo Saameysay Waxbarashadii Gobolkaasi Guddoomiyaha Wabarashada degmada Qardho ee gobolka Bari, Saciid Maxamed Faahiye oo xafiiskiisa kula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in abaarta saameynta ballaaran ku yeelatay dadka iyo duunyada ay sidoo kale saameysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Dhaamin Laga Sameeyey Deegaanno Abaartu Ku Dhufatay, Gobolka Sanaag Guddiga abaaraha gobolka Sanaag ayaa gurmar biyo dhaamin ah u sameeyey qoysas badan oo ku dhaqnaa deegaanka Booda Cadde oo kamid ah deegaanada abaartu ay ka jirto. Sheekh Saciid Axmed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar: Beeraleyda Oo Ka Walaacsan Biyo Yaraanta Wabiga Shabelle Beeraleyda ku dhaqan magaalada jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa walaac ka muujiyey xaalad biyo yari ah oo ka jirta wabiga Shabelle, gaar ahaan qeybta uu gobolkaasi ka maro.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabelle Oo B/weyne u Tagey La Tashi Dadweyne Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa maanta lagu soo dhoweeyey magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaana xubnaha la socdey kamid ahaa xildhibaan C/laahi Goodax Barre. Guddoomiyaha maamulka Gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Amniga Looga Hadlayey Oo Lagu Soo Gebogabeeyay Doolow, Gedo Degmada Doolow ee gobolka Gedo waxaa lagu soo gebogabeeyey shir Saddex maalin socdey oo looga hadlayey amniga guud ee gobolkaasi, waxaana ka qeybgalay wasiiro Jubbaland ah, saraakiil iyo xubno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ilhaan Cumar Oo Si Rasmi Ah Loogu Dhaariyay Golaha Sharci Dejinta Ee Minnesota Ilhaan Cumar oo ah muwaadinad asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya balse heysata dhalashada Mareykanka ayaa loo dhaariyay golaha sharci dejinta ee Minnesota iyadoo noqotay muslimaddii 2aad ee Minnesota xilkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Xarunta UNDP-da Ee Muqdisho 3 askari ayaa ku dhaawacantay qarax gaari oo goordhaw ka dhacay goob gawaarida la dhigto oo ku taalla xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho. Ciidamada dhaawacmay waxaa ay ka tirsanaayeen shirkadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Jowhar Ee Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa la sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Shaqeeya Ee Ku Sugan Deegaannada Galmudug Oo Lagu Amray Iney Is Diiwaangeliyaan Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha maamulka Galmudug ayaa farriin u dirtey dhammaan shaqaalaha ku sugan deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi. Wasiirka wasaaraddasi Maxamed Cabdullaahi Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu…