1 daqiiqo Sheeko:Dalka 35 Qof Oo Ku Geeriyootay Weerar Ka Dhacay Dalka Turkiga Weerar ka dhacay magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga ayaa waxaa ku dhimatay ugu yaraan 35 qof, waxaana ku dhaawacantay 40 kale ka dib markii qof hubeysan uu weerar uu ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Reer Guuraa u Naq Raacay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Bari Qoysas badan oo ka hayaamay abaaraha ka jira deegaanno ka tirsan Puntland, Somaliland, iyo gobollada dhexe ee dalka ayaa isugu tagey deegaanno ka tirsan gobolka Bari, halkaasi oo dhowaan uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Warkii Ugu Horreeyey Ee Talefeshinka Goobjoog Talefeshinka Goobjoog oo dhowaan hawada kusoo biirey ayaa markii ugu horreysay 31-12-2016 baahiyey wararkii dalka, dibadda iyo ciyaaraha. Warka waxaa akhrinaya wariyaheena Aweys Xasan Maxamed, waxaana qodobka ciyaaraha tabinaya wariye…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Hore Oo Eedeeyay Madaxda Puntland Xildhibaan hore Daahir Ciirro ayaa madaxda maamulka Puntland ku eedeeyay in aysan xil iska saarin waajibaadka shaqo ee ay leeyihiin. Siyaasi Daahir Ciirro ayaa dhaliilay qaabka ay ammaanka ku sugayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Ciidan Oo Lagu Dhex Dilay Villa Soomaaliya Askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in uu toogtey taliye ku xigeenkii ciidanka ee xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya Cabdi Qoorgaab. Wararka qaar waxay sheegayaan in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mushaar Kordhin iyo Fasax Loo Sameeyay Shaqaalaha maamulka Somaliland Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha maamulka Somaliland Sharmaarke Axmed Muxumed ayaa maanta ku dhawaaqay fasax iyo mushaar kordhin loo sameeyay dhamaan shaqaalaha Somaliland. Guddoomiye Sharmaarke oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Lala Eegtay Kolonyo Uu La Socdey Guddoomiyaha Baydhabo Qarax Miino oo la sheegay iney ahayd mid dhulka lagu aasey ayaa maanta waxaa lala eegtay guddoomiyaha magaalada Baydhabo C/laahi Cali Maxamed Watiin oo socdaal ku tagey deegaanno ku dhow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Ku Sugan Gaalkacyo Oo Baaq u Direy Puntland Iyo Galmudug Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa baaq nabadeed u direy maamullada Puntland iyo Galmudug oo ciidamo kala taabacsan marar badan ay ku dagaallameen magaaladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadin Soomaaliyeed Oo Jago Sare Looga Magacaabay UNHCR Nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Axmed Shire Warsame ayaa loo magacaabay agaasimaha la tacaalidda gurmadka degdegga ah ee hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR. Axmed ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ban Ki-moon oo Habeenimada Caawa Ka Dagaya Xilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ka dib 10-sano oo uu ahaa hoggaanka sare ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon oo ka tagaya xafiiska Xoghayaha Guud bilowga sanadka cusub oo ku beegan habeenimada caawa. Ban Ki-moon oo…