1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wareysi: Guddoomiye Boqorre Oo Ka Hadlay Ajendaha Kulan Maalinta Berri Ah Leeyihiin Xildhibaannada Aqalka Hoose Guddoomiyaha KMG ee aqalka hoose ee baarlamaanka Federaalka Cismaan Cilmi Boqorre oo wareysi siiyey Goobjoog News, ayaa ka warbixiyey ajendaha kulankooda 2-aad ee Kalfadhiga 1-aad, kaas oo maalinta berri ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Maamulka Oo Codsi u Direy Dhallinyarada Maamulka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa dhallinyarada ku dhaqan magaaladaasi ka dalbadey iney kala shaqeeyaan amniga guud ee magaalada. Guddoomiyaha Baydhaba C/laahi Cali Maxamed oo maanta oo Khamiis…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaal Ka Dhacay Xuduudda Gobolka Mudug La Wadaago Itoobiya Inta la xaqiijiyay Shan qof ayaa ku geeriyootey halka tiro intaas ka badanna ay ku dhaawacmeen kadib dagaal ka dhacay xuduudda gobolka Mudug uu la wadaago Itoobiya. Dagaalkani ayaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ban Ki-moon Oo Baaq u Direy Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon ayaa ka hadlay dhaarinta xildhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, isaga oo dhanka kalena baaq direy. Qoraal uu Mr Moon soo saarey ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho Oo Ka Digey Qashinka Lagu Soo Shubo Waddooyinka Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale oo maanta saxaafadda la hadlay ayaa ka digey in hareeraha waddooyinka magaalada Muqdisho lasoo dhigo qashin, isaga oo sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Abaar Uga Barakacay Deegaanno Ka Tirsan Galmudug Guddiga abaaraha Galmudug ayaa sheegay iney jiraan qoysas badan oo abaar darteed uga barakacay deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo, islamarkaana gaarey deegaanno kale oo ka tirsan Hirshabelle. Gudoomiyaha guddigaasi ahna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Booliiska Oo Gacanta Ku Dhigey Shaqsi Dil Geystay Ciidamo ka tirsan Booliiska maamulka Galmudug ayaa howlgal aay ka sameeyeen deegaanka Camaara ee Koonfurta gobolka Mudug, waxay kusoo qabteen nin maalin kahor qof shacab ah dil u geystay isla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Oo Degdeg Ku Qaban Doona Doorashada Xubnaha Ka Harsan Labada Aqal Ee Baarlamaanka Guddiga doorashada dadban ee heer Federaal ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku dhici doonto doorashada kuraasta ka harsan Labada aqal.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Dowladda Hoose Oo Bilowday Tirokoobka Guryaha Dowladda Hoose ee magaalada Garoowe ayaa xaafadaha magaaladaasi ka bilowday Tirokoobka guryaha, iyadoo dhammaan gurayaha la Lambareyn doono. Muhiimadda arrintani ayaa lagu sheegay iney tahay sidii uu uga qeybqaadan lahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Oo Dib u Dhigtey Soo Magacaabista 18-ka Kursi Ee Lagu Kordhiyey Aqalka Sare Qoraal kasoo baxay Madasha Hoggaanka Qaran ayaa dib loogu dhigey soo magacaabista 18-ka xubin ee dhowaan lagu daray aqalka sare, inta la qabanayo doorashada madaxweynaha ee Soomaaliya. Madasha ayaa sidoo…