5 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Bangiga Dhexe Oo Goobjoog News Uga Warramay Bangiga iyo Kuwa Gaarka Ah, Lacagaha, Cashuuraha Iyo Maalgeshiga Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali ayaa wareysi gaar ah uu siiyay Goobjoog News uga hadlay Shaqada Baniga dhexe, Cashuuraha iyo halka ay ku baxaan, Bangiyada gaarka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masaajid Ku Yaallo Zurich Oo Dad Lagu Dhaawacay Dabley dhar madow xiran ayaa la sheegayaa in xabado ku fureen masaajid ay ku dukadaan dad Soomaali ah oo ku yaalla magaalada Zurich, sidaa waxaa sheegay booliiska magaalada. Booliiska waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharrax Farmaajo Oo Soo Gaarey Muqdisho Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, haatanna ah musharrax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa soo gaarey magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Farmaajo oo kasoo kicitimay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenyatta Oo EU-da Ugu Baaqey Kordhinta Taageerada AMISOM Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa uguy baaqey Midowga Yurub iney kordhiyaan taageerada ay siinayaan ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM. Kenyatta ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay xabadka u dhigaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Xaamud Oo Hambalyo u Direy Booliiska Soomaaliyeed Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa hambalyo u direy ciidamada Booliiska oo maanta u dabaaldegaya 73-sano guuradii kasoo wareegtay aas aaskooda. Taliye Xaamud ayaa sheegay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka 20-ka December: Xuska Booliiska Soomaaliyeed (Taariikh) Maanta waxaa loo dabaaldagay 73-guuradii kasoo wareegtey markii la asaasay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed , kuwaasi oo taariikhda ku galay in ay yihiin astaantii ugu horeysey ee dowladnimo oo Soomaaliya yeelato,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha La Kala Siisto Qudaarta, Suuqyada Dhuusamareeb Sare u kac ballaaran ayaa xiligaan waxaa laga dareemayaa qiimaha la kala siisto qudaarta cagaaran ee suuqyada degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgalduud. Abaaraha ka jira gobolka Galgaduud iyo gobollo kale…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sh/hoose: Waxgarad AMISOM Ka Dalbadey Magdhow Waxgarad ku sugan gobolka Shabellaha Hoose, gaar ahaan ehlada dadkii dhowaan ay ciidamo AMISOM ka tirsan ku laayeen gobolka Shabellaha Hoose waxay dalbadeen in magdhow laga siiyo dadkaasi la dilay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan: Wuu Dhammaaday Dagaal Beeleed Dambe Oo Ka Dhaca Gobolka Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in uu dhammaaday dagaal beeleed dambe oo ka dhaca deegaannada gobolkaasi, kadib markii ay sheegeen in dedaal badan ay ku bixiyeen sidii ay beelaha Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magaalada Xalab Oo Dishay Safiirka Ruushka Ee Turkiga Waxaa isniintii magaalada Ankara lagu dilay safiirka Ruushka u fadhiyay dalkaasi Turkiga ee Ambassador Andrey Karlov. Mevlut Mert Altintas oo ah ninka dilay safiirka, waxaa uu ku qeylinayey “ Ha…