1 daqiiqo Sheeko:Dalka NATO Oo Joojin Doonta Howlgalkii Ay Ka Wadeen Biyaha Soomaaliya NATO ayaa sheegtay in laga yaabo iney joojiyaan howlgalkii burcad la dagaallanka ah ee ay ka wadeen biyaha Soomaaliya. Afhayeen u hadashay howlgalka NATO ee biyaha Soomaaliya ayaa tilmaantay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Xallinta Khilaafaadka Oo Ku Adkeystay Go’aankii Ay Ku Baa’biyeen 11-ka Kursi Guddiga Xallinta Khilaafaadka ayaa warqad cusub ay soo saareen ku diiday Go’aanka Maamul Goboleedyada, Sheegana Xad-gudubyo ay geysteen Guddida Dooratashada Maamul Goboleedyada. Guddiga Xallinta Khilaafaadka ayaa ku adkestay go’aankii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho Oo Safiirka Mareykanka Kala Hadlay Mashaariic Ku Saabsan Dib U Dhiska Muqdisho Guddoomiyaha gobolka Banadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay safiirka dalka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Stephen Schwartz. Labada masuul ayaa kawada hadlay arrimo dhowr ah, Kuwaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisado Dagaal Oo Ka Jira Gobolka Galgaduud Wararka ka imaanaya degaannada bari ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inay ka socdaan howlgallo ciidam oo ay wadaan dhinacyada halkaas isku haya. Degaannada dhaqdhaqaaqyada ciidan laga dareemayo waxaa kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalado Adag Oo Ka Taagan Degmada Waajid Degmada Waajid ee gobolka Bakool waxaa ka jirta abaar dadka iyo duunyada saameysay taasoo maamulka degmadaasi uu ka qeylo dhaamiyay. Degmada Waajid ayaa qiyaastii waxa ay caasimadda Muqdisho u jirtaa 300km…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Gaar Ah Oo Loo Tababarayo Kismaayo Maamulka Jubbaland ayaa sheegay inay ku howlan yihiin diyaarinta ciidamo gaar ah oo boolis ah. Taliyaha ciidanka booliska ee Jubbaland Jaamac Xasan ayaa sheegay in ay wadaan tababar siinta ciidamo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiintii Baardheere Oo Hawada Ka Maqan Wararka laga helayo degmooyin kamid ah gobolka Gedo ayaa sheegaya in ay maanta go’an tahay isgaarsiintii degaanno kamid ah gobolkaasi. Isgaarsiinta degmada Baardheere iyo degaannada ku xeeran ayaa gebi ahaanba…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamul Goboleedyada Oo Dagaal Mideysan Ku Qaadey Guddiga Xalllinta Khilaafaadka, Shahaadana Siiyay Dadkii La Laalay Dhammaan Maamul Goboleedyada dalka ka jira waxaa ay iska diideen go’aanka guddiga xallinta khilaafaadka ay ku laaleen 11 kursi oo aqalka hoose ah. Inta badan maamul goboleedyada Soomaaliya waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Ku Geeriyootay Qaraxa Ka Dhacay Ex-control Afgooye Ee Muqdisho Qarax Miino ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay Ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo khasaare kala duwan uu ka dhashay. Goob la sheegay iney maqaayad ahayd ayaa waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Nuux: Waxaan Aaminsanahy Doorashadii Aan Galay, Waxaan Aaminsanhay Iney Aheyd Mid Xalaal Ah Wasiirka Sportiga iyo Dhalinyarada Maxamed Xasan Nuux Oo Wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa meesha ka saaray in uu u hogaasamaayo go’aanka guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo go’aankii guddiga doorashooyinka…