1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xoolaha Aan Dhoofinno Caafimaadkooda Waan Hubinnaa Maamulka Somaliland ayaa sheegay in xoolaha laga dhoofiyo deegaannadooda aysan qabin wax cudur ah, islamarkaana go’aankii dowladda Sacuudiga ku hakisay xoolaha laga dhoofiyo Soomaaliya yahay mid aan laga fiirsan. Wasiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Looga Hortagayo Xaalufka Dhirta Ka Sameeyey Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo looga hortagayo xaalufinta dhirta waxay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan. Deegaanno hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa howlgalkaan laga sameeyey, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 15 Qof Oo Ku Geeriyootey Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho Faah faahin horudhac ah ayaa laga helayaa qarax loo adeegsaday gaari oo saakay ka dhacay afaafka hore dekadda weyn ee magaalada Muqdisho. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Nawaaxiga Dekadda Magaalada Muqdisho Qarax aad u xoogan islamarkaana laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay nawaaxiga dekadda weyn ee magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa u sheegay Goobjoog…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiyada Doorashada Dadan Iyo Ugaaska Beesha Jidle Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Doorashada Wasiir Nuux Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan inta doorashada la socota waxaa ay saaka ku waaberiisteen doorasho la sheegay in Maxamed Cabdulahi Xasan Nuux, wasiirka dhalinyarada iyo Sportiga magaalada Jowhar loogu doortay Xildhibaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Labo Wasiir Oo Maanta Iscasilay Labo wasiir oo ka tirsanaa maamulka Galmudug ayaa maanta Cadaado saxaafadda ugu sheegay inay iska casileen xilalkii ay ka hayeen maamulkaasi Galmudug. Wasiir ku xigeenka wasaaradda maalgashiga Galmudug Cabdisalaan Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka NISA Oo Howgallo Ka Wada Ceelasha Biyaha Guddoomiyaha degaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho Cabdiraxmaan Garyare ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in ciidanka dowladda federaalka ay howlgallo maanta ka wadaan degaanka Siinka Dheer illaa Ceelasha Biyaha. Howlgalladani oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Abaaruhu Barakiyeen Oo Gaalkacyo Gaaray Iyadoo abaaraha ka jira degaannada gobolka Mudug ay ka sii dareyso maalinba maalinta xigta ayaa waxaa saameyn adag ay ku yeelatay kumanaan qoys. Dadkani oo ay saameyn ballaaran ku yeelatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha Oo Kor Loo Qaadayo Munaasabad looga hadlayay arrimaha beni’aadanimada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Munaasabaddani waxaa ka qeyb galay wasiirro ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed, wakiilka UNSOM ee Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Siinka Dheer Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka degaanka baabuur nuuca raaxada ah ayaa ku qarxay goor dhow degaanka Siinka Dheer ee duleedka magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in labo nin ay ku…