1 daqiiqo Sheeko:Dalka QM: 25,700 Oo Ruux Ayaa Ka Barakacay Qandala Hay’adda jimciyadda quruuma u qaabilsan beni’aadanimada OCHA ayaa sheegtay in ku dhowaad 25700 oo qof inay ku barakaceen dagaalkii cuslaa ee ka dhacay magaalada Qandala kaasoo u dhaxeeyay ciidanka Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somalia: Askareynta Carruurta Oo Laga Hortagayo Howlgalka midowga afrika ee Soomaaliya iyo dowladda federaalka ah ayaa ku heshiiyay inay ka wada shaqeeyaan ka hortagga ciidameynta carruurta. Madaxa AMISOM Ambassador Farancisco Madeira ayaa sheegay in kooxaha hubeysan…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobada Ka Soo Baxay Shirka Madasha Madasha Wada-tashiga Hoggaanka Qaran (MHQ) oo kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 07-08 Deseember 2016-ka, ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ku saabsan arrimaha doorashooyinka dalka. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Ka Tacsiyeeyey Geeridii Marxuum Jeneral Maxamud Maxamed Guuled Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Marxuum Jeneral Maxamud Maxamed Guled oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa tacsi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dhageyso: Musharrax Madaxweyne Yaasiin Maaxi Oo Farriin U Direy Madasha, Kana Hadlay Arrimaha Doorashooyinka Musharrax Yaasiin Maaxi oo u taagan qabashada xilka madaxtinimo ee Soomaaliya ayaa u soo jeediyay hoggaamiyeyaasha Soomaalida in loo soo jeesto wax ka qabashada arrimaha abaaraha ee dalka. Isagoo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Dib U Bilaabeysa Doorashada 16 Kursi Oo Aqalka Hoose Ah Guddiga doorashooyinka dadban ee maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay dhameystirayaan 16-ka kursi ee ka haray 37-da laga sugayo maamulka puntland. Puntland ayaa horay u istaajisay doorashada aqalka hoose,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho Oo Martigelisay Kulan Looga Hadlayo Xuduudaha Iyo Degmooyinka Kulan looga hadlayo barashada xuduudaha iyo degmooyinka ayaa waxaa uu maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho. Haweenka, dhalinyarada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka faa’ideystay duruusta lagu baranayey…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedal Dhanka Nolosha Ah Oo Laga Dareemayo Xabsiga Dhexe Ee Muqdisho Munsar: Waxaan galayaa dhismaha qadiimiga ah ee la bud-dhigay 200-Sanno ka hor, isagoo markan hooy u ah boqolaal maxbuus oo isugu jira kuwo ku eedaysan dambiyo Fudud iyo kuwo Argagaxisonimmo.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiyada Iyo Guddiga Doorashada Somaliland Oo Ka Shirey Arrimo La Xiriira Doorashooyinka Saddexda xisbi siyaasi Somaliland ee UCID, Waddani iyo Kulmiye iyo guddida doorashooyinka Somaliland oo kulan ku yeeshay xarunta guddidu ku leedahay Hargeysa ayaa ka sheegay inay ka wada tashadeen sidii …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 11 Ka Mid Kuraasta Aqalka Hoose Ee Somaliland Oo Jimcaha Muqdisho Lagu Dooran-doono, Beelaha La Sugayo.. Waxaa Muqdisho berri oo Jimce ah, Taariikhda ku began tahay 09-Decmber-2016-ka ka dhici doona doorashada aqalka hoose ee Somaliland. Waa maalintii 2-aad ee la qabto doorashada Somaliland, iyadoo la dooran…