2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Degmada: Booliska Buurhakaba Ayaa Mas’uul Ka Ah Amni Darrada Guddoomiyaha degmada Buurhakaba Cabdi Maxamed Axmed ee gobolka Baay ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda ammaan ee degmadaasi oo maalin ka hor uu ka dhacay qarax miino. Qaraxani oo ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Ugu Baaqey Beelaha Gobollada Waqooyi Xaqiijinta Qoondada Haweenka Ee 30% Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey Guddiyada Doorashooyinka Dadban, Madaxda Dhaqanka Gobollada Woqooyi , Ergooyinka Gobollada Woqooyi doorashada Golaha Shacabka oo maalintii shalay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta Ku Shiraya Muqdisho Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu shir uga furmo madaxda madasha Wadatashiga qaranka, waxaana shirkaan uu yahay mid looga hadli doono arrimaha la xiriira doorashooyinka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Qardho Oo Ka Aragti Dhiibtey Doorashooyinka Dalka (Maqal) Shacabka ku dhaqan degmada Qardho ee gobolka Bari ayaa ka aragti dhiibtey doorashooyinka dalka oo marar badan dib uga soo dhacday waqtigii loogu talogalay. Shacabkaasi qaarkood oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SOSCENSA Oo Walaac Ka Muujisey Dib u Dhaca Doorashooyinka Guddoomiyaha jilayaasha aan dowliga ahayn ee SOSCENSA C/laahi Maxamed Shirwac ayaa sheegay in dhankooda walaac ay ka qabaan qaabka ay doorashada u socoto iyo sidoo kale dib u dhacyada ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Carte “Haloo Gurmado Dadka Abaarta Ku Hayso Gobollada Dalka” Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in abaaraha baahsan ee dalka ka jira kaliya looga hortagi karo iyadoo la iskaashaddo oo aan la sugin kaalmo dalal…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhibanayaasha Abaaraha Oo Sii Kordhaya, Dowladda Federaalka Iyo Hey’adaha Caalamiga Ah Oo La Dhaliilayo Hey’adaha samafalka caalamiga ayaa ku guul-dareystay caawinta malaayiin Soomaali ah oo abaaro ugu dhibaateysan guud ahaan Soomaaliya, dhibanayaal u badan caruur, haween iyo duqow ayaan helin gargaarkii dowladda federaalka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kormeeray Ciidamo Ku sugan Duleedka Kismaayo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kormeeray xerada ciidanka xoogga dalka ee duleedka Kismaayo isagoo sidoo kale halkaas kula hadlay ciidamo dhameystay tababar ciidan. Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda, Xasan Sheekh ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Ku Ammaaney K/galbeed Dhameystirka Doorashada Aqalka Hoose Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed oo soo dhameeystiray 69-ka da xildhibaan ee doorashooyinka Golaha Shacabka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Aqalka Hoose Loo Doortay Somaliland Waxaa maanta Muqdisho lagu doortay ilaa 6 Xildhibaan oo ka tirsan 46 Xildhiibaannada ee laga sugayo Somaliland, ra’isul wasaare ku xigeenka iyo wasiirkii hore arrimaha dibadda ayaa ka mid ah.…