1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Hubeysan Oo Laga Mamnuucay Iney Galaan Garoonka Diyaaradaha Ee Boosaaso Taliska ciidanka Booliiska ee Puntland ayaa soo saarey ammar lagu mamnuucayo hubka lala galo garoonka diyaarahada ee magaalada Boosaaso. Taliyaha ciidanka Puntland Cabdulqaadir Faarax Shire oo saxaafadda kula hadlay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururuka OIC Oo Ka Hadlay Abaarta Soomaaliya Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa ka hadlay abaarta ku dhufatay qaar kamid ah gobollada Soomaaliya, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Qoraal kasoo baxay ururka ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Sameysay Xog Aruurin Abaaraha Ah Wasiirka gargaarka ee Galmudug ahna guddoomiyaha guddiga abaaraha oo dhowaan uu magacaabay Madaxweynaha maamulkaasi Cabdikariin Guuleed ayaa ka hadlay xaaladda abaaraha ee gobollada Galgaduud iyo Mudug. Wasiir Shire Xirsi Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Lagu Doortay Jowhar Iyo Banaadir Doorashada aqalka hoose ayaa ka dhacday gobollada Banaadir iyo Hirshabeelle, gobolka hore waxaa lagu doortay labo xildhibaan halka Hirshabeelle lagu doortay saddex xildhibaan. Xildhibannada Maanta La Doortay: Xildhibaannada Banaadir Jeiylaani…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Raashiin Loo Qeybiyey Dad Abaar Ku Haysay Hiiraaan Duqa magaalada Baladweyne Cumar Aadan Deeqow ayaa socdaal ku tagey qaar kamid ah deegaanno u dhaxeeya degmooyinka Maxaas iyo Matabaan ee gobolka Hiiraan, gaar ahaan deegaannadii ay kusoo barakaceen qaar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Diidey Xil Looga Magacaabey Somaliland Khadar Xaaji Cabdillaahi oo madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo xalay u magacaabay wasiirka dalxiiska iyo dhaqanka iyo Cabdirisaaq Waaberi Rooble oo isna loo magacaabay guddoomiyaha Hargeysa ayaa labaduba iska casilay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Furumaha Dagaalka Oo La Kormeerayo Guddiyada maamullada Galmudug iyo Puntland ee loo xil saaray nabadeynta Gaalkacyo ayaa maanta kormeer ku maraya furumaha dagaalka ee galbeedka Gaalkacyo. Guddiyada oo isku dhaf ah ayaa kormeeraya jiidaha hore…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaritaan Lagu Hayo Mas’uuliyiin Ka Tirsan Puntland Xeer Ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland Maxamuud Xasan Cusmaan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay iney baaritaan ku hayaan mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland oo lagu eedeeyey iney xabsiyada kasii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Ma Jirto Cid Inoo Mataleysa Doorashada Soomaaliya Maamulka Somaliland ayaa sheegay in aysan jirin cid dhankooda ka socota oo u matelysa doorashada ka dhacaysa dalka. Wasiirka warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdulaahi Saxardiid oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Siilaanyo Oo Isku Shaandheeyey Xukuumaddiisa Wareegto habeenkii xalay ahayd kasoo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa isku shaandheyn waxaa lagu sameeyay wasiirada maamulkaasi iyo xubno kale oo ka tirsan xukuumadda Siilaanyo. Waxaa…