1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ay Dad Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Deegaanno Ku Dhaw Burco Beelo wada dega deegaanka Gumbur-libaax oo 100 km dhanka koonfur –bari ka xigta magaalada Burco ayaa dirir dhex martay waxa u dhintay 1 qof halka halka shan qof na uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Socdaalka Nabadda Oo Socda Djabuti Magaaladda Carta Ee Dalka Jabuuti Waxaa ka bilowday Socdaalkii Tobanaad oo loogu Magac daray Socdaalka Nabadda ee qaaradda Africa. Gobolka Carta Gaar ahaan Magaalada Carta oo ah magaalo Buuraley ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qardho: Booliiska Oo Dagaal Kula Jira Burcad Xaalufin Ka Heysa Dhirta Iyo Dhuxusha Taliska Booliska Degmada qardho ee Gobolka Bari ayaa sheegay inay Gacanta kudhigeen Kooxa Burcad ah oo deganadaasi dhibatoyinj kagesatay. Taliyaha Booliska saldhiga degmada qardho Cabdi wali maxamuud oo lahadlay Gobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Ka Da’ay Deegaanno ay Abaar Ka Jirto Robab dadka iyo duunyada ay ku diirsadeen ayaa kad’ay Degaana ka mid ah Gobolka Gedo halkaas oo dadka ay dhibaato ku qabeen abaarta iyo biyo la’aanta ka jirtay. Degaanada Buusaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Ka Curtay Magaalada Baydhabo Roobabka xilliga deyrta ayaa xalay ka curtay degaanno ka tirsan gobollada Baay sida magaalada Baydhabo ee xarunta gobolkaasi. Wararka laga helayo Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in xalay roobab mahiigaan ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Waajid Wararka laga helayo degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in uu dagaal ka dhacay meel duleedka degmadaasi ah. Dagaalka oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Alshabaab ayaa yimid markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Isbitaallo Ka Hirgeliyay Meelo Badan Oo Afrika Ah Sida ay sheegeyso wakaaladda TIKA, dalka Turkiga ayaa xarumo caafimaad ka furay meelo badan oo wadamada Afrika ah, Wadamadaas ayaa waxaa ka mid ah: Soomaaliya, Suudaan iyo dalka Libyan halkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 31 Xildhibaan Oo 8 Haween Yihiin Oo Lagu Doortay Hirshabeelle Doorashada aqalka hoose waxaa ay maanta ka dhcay Jowhar oo magaalo madax u ah maamulka Hirshabeelle, 5 Xildhibaan oo ay ku jiraan Cabdulahi Godax iyo Mina Xaaji Shib ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Garoowe Oo Ka Cabanaya Cashuuro Dowladda Hoose Ku Soo Rogtay Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Garoowe ayaa walaac ka muujiyay canshuur dheeraad ah oo uu ku soo rogay maamulka magaaladaasi. Ganacsatada oo la hadashay Goobjoog News waxay sheegeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Jalalaqsi Oo Ka Badbaadey Weerar Lagu Qaaday Gaadiid Uu La Socday Rag hubeysan ayaa maanta waxay weerar xooggan ku qaadeen gaadiid uu la socdey guddoomiyaha degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan Maxamed Cabdi xilli uu ka amba baxay degmada Jowhar ee gobolka…