1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Heshiisiineysa Beelo Dirirsan Masuuliyiinta ka tirsan Galmudug ee kormeerka nabadeed ku marayay degaanno xiriiriya gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa ujeedkoodu uu yahay sidii loo nabdeyn lahaa degaanno ay ka taagan tahay xiisad dagaal.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Heerka Abaarta Ka Jirta Gobolka Hiiraan (Sawirro) Safar qaatay 48 saac, masaafo ahaanna gaarayey ku dhowaad 200 oo km ayaa kula kulanay dadka dhibaatada aay kasoo gaartay abaaraha kajira Gobolka Hiiraan, maadaama gobolka ay usoo roob raadsadeen…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Yaa Fashiliyay Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya Oo Maanta Lagu Ballan-sanaa? Maanta, waa 30-ka November 2016-ka, shacabka Soomaaliyeed waxaa ay sugayeen in dalka uu yeesho madaxweyne cusub, taasi ma dhacin, lamana hayo xataa maalin kale oo la sheegi karo in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir: Waa La Hakiyey Caymiskii Gaadiidka Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in la hakiyey lacagihii caymiska ahaa ee laga qaadayey gaadiidka kadib cabasho ay sameeyeen darawallada gaadiidka dadweynaha ee Muqdisho. Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir C/fitaax Xalane…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Sharci Lagu Xakameynayo Kufsiga Oo Lasoo Bandhigey Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha diinta ee maamulka Puntland ayaa magaalada Garoowe ka daah furtay sharci la doonayo in loogu xakameeyo Kufsiga, waxaana munsaabadda lagu daah furayey sharcigan ka qeybgalay madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Xalay Lagu Doortey Magaalada Baydhabo Doorasho habeenkii xalay ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa lagu doortey Labo mudane oo kamid noqonaya aqalka hoose ee baarlamaanka dalka. Doorashadan ayaa billaabatey abaare 8-dii fiidnimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Taliska Booliiska Oo Ka Warbixiyey Howlgallo Ay Sameeyeen Taliska ciidamada Booliiska ee gobolka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyey howlgal amni sugid ah oo ciidamada ka sameeyeen deegaanno ka mid ah gobolkaasi. Taliyaha Qeybta Booliiska gobolka Hiiraan Korneel…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Garyaqaanka Guud Iyo Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Oo Sheegay In Ceymiska Uu Hoostago Maaliyadda, Lana Siin Karin Shirkad Private Ah. Garyaqaanka guud ee dowladda Cusmaan Cilmi Guuleed iyo Hanti dhowraha Guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale ayaa maanta saxaafadda uga waramay ceymiska, iyagoo sheegay in lagu dhisay sharciga 20-aad kaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan Puntland Oo Qarax Lagula Eegtay Gobolka Bari Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in qarax miino lala eegtay kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan maamulka Puntland, halkaasi oo khasaare uu ka dhashay. Ciidamada qaraxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Beelaha Laga Tirada Badan Yahay Oo Cabasho Ah Beelaha Gabooye waxay ka cabanayaan inaanay ka heli saamigooda xilalka Somaliland ee la magacaabo , waxayna arrintaasi ku tilmaameen caddaalad darro uu kula kacay maamulka talada haya ee madaxweyne Siilaanyo…