1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Ayuub Cismaaciil ” Waa sharci daro in kulanka aqalka sare lagu qabto aalada ZOOM-ka “ Senator Ayuub Cismaaciil oo ka mid ah xildhibaanada golaha Aqalka sare ayaa sheegay in ay sharci daro tahay inkulanka aqalka sare lagu qabto aalada ZOOM-ka “ Halkan Ka Daawo Xildhibaan Ayuub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Fartuun “ Waxaan Kulanka U Baajinay Inaga Oo Diidnay In Lagu Qabto Aalada ZOOM ” Senator Fartuun Cabduqaadir Faarax oo ka mid xildhibaanada aqalka sare ayaa sheegtay in qabsoomada kulanka golaha aqalka sare ay u diideyn in lagu qabto aakada ZOOM -ka Halkan Ka Daawo Xildhibaan Fartuun Cabduqaadir …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wada Hadallada Soomaaliya iyo Somalinad oo Fashilmay “Somalinad ma dooneyso in ay ku biirto Soomaaliya”, erayadaas oo ka mid ahaa khudbadda Madaxweyne Muuse Biixi ayaa meesha ka saaray qodobka ugu muhiimsan ee dowladda federaalka ah dooneysay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo Soo Dhaweeyey Wada Hadallada Soomaaliya iyo Somaliland Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay wadahadalada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland uga furmay magaalada Jabuuti ee xarunta Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. War qoraal ah oo ka soo baxay safaaradda Mareykanka uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Wufuudda Wada Haddalada Soomaaliya Somaliland Loogu Soo Dhoweeyey Djibouti?+Sawirro Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Khayre, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Sidee Aragtida Qaar Ka Mid Shacabka Garoowe Ee Ku Aadan Kulanka U Dhaxeeya Soomaaliya Iyo Somaliland Shacabka Garowe ayaa ka hadlay Shirka Jabuuti ku dhexmaraya Madaxda DFS iyo Somaliland , iyo ka qaybgalista Puntland shirkaasi,
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: 8 Sano iyo Sooyaalka Wadahadaladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland Somaliland waxaa ay gooni isu taag iskeed ah ku dhawaaqay May 18, 1991, 30 sano kadib ma jiro hal dal oo adduunka ka tirsan oo aqoonsaday, waxaa intaasi barbar socotey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka oo Aqoonsatay Madaxweynaha Jubbaland Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa qoraal ay soosaartay ku sheegtay in madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe u aqoonsatay mid KMG ah. Qoraalka ayaa u qornaa: Dowladda iyada oo ka duuleysa qaraarkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof Yaxye Sheekh Caamir “Canshuurta Laga Qaado Gobolka Banaadir Waxba Looguma Qabto Shacabka Muqdisho” Prof Yaxye Sheekh Caamir ayaa sheegay in canshuurta laga qaado Gobolka Banaadir aan waxba Loogu qaban, wuxuuna dhinaca kale sheegay in waddooyinka Muqdisho ay ka jiraan dayac xumo baahsan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaaraha Itoobiya oo Gaaray DJibouti Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa goordhow gaaray magaalada dalka Djibouti, waxaana garoonka diyaaradaha Ambouli ku soo dhoweeyay Ra’iisulwasaaraha dalka Jibouti. Ra’iisulwasaaraha ayaa waxaa lagu wadaa inuu ka qeyb…